• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Labada Shariif oo Nairobi u Wada Dhoofay iyo R/wasaare Farmaajo oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay


shariif1Muqdisho: R/ wasaaraha Xukuumadda KMG ee Soomaaliya 

 

 

Maxamed C/llaahiFarmaanjo iyo wafdi uu hogaminayo oo maalmihii

 

 

La soo dhaafay ku Maqnaa dalalka Mareykana iyo qaar ka tirsan

 

 

 

wadamada Carabta ayaa Maanta dib ugu soo laabta Magaalad Muqdisho dhinaca kale waxaa isla maanta ka dhoofay Airporka Muqdisho labada wafdi oo ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha iyo gudoomiyaha Baarlamaanka kuwaasoo ku sii jeeda Magaalad Nairobi


Halkaasoo ay kulamo kula qaadan doonaan Safiirada 15 ka dal ee gollaha Amaanka oo

Magaalada Nairobi kula balansan Madaxda TFG da kulaman ayaa imaanaya Xili khilaafka

Labada Shariif uu marayo meeshii ugu Xumeyd Abid iyadoona uu dhinac walba ku Dadaalayo

Sidii uusan ugu hari laheyn is reeb reebka Xiliga kala guurka oo ay baarlamaanka intiisa badan

Ku feker noqdeen Shariif Xasan maadaama uu u sheegay wax ay rabaan oo ah in ay

Sadax Sanadood oo hor leh sii joogayaan dhinaca waxaa jira guulo la taaban karo oo ay

Ciidanka dowlada maalmihii la soo dhaafay ka sameeyeen Magaalada muqdisho Arinkaasoo

Wax weyn u tari kara garabka Madaxweynaha iyo gollaha Xukuumada waxaase la arki doonaa

Saxa ay isku raacaan Safiirada 15 ka dal ee gollaha Amaanka Qaramada Midoobay oo iyaga inta badan Xoog ku leh Siyaasada Soomaaliya   

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: