• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidanka Dowlada oo Markii u Horeysay Ku Dhowaad Sadax Sanadood Gaaray Qeybo Suuqa Bakaara Ah


DSC03282Muqdisho: Dagaalo xoogan oo Maalmihii la soo dhaafay ka socday

 

Degmooyinka Hodan iyo H/wadaag Gaar ahaan Agagaarka Wadada 

 

 

 

Wadnaha oo dhinaca ku haysa Suuqa weyn ee Bakaara dagaaladii 

 

 

Maanta Dhacay ayaa la sheegayaa in Maleeshiyaadkii kooxda Al-shabaab si weyn dib loogu soo riixay ayna Ciidanka dowlada soo gaareen qeybo ka mid ah Suuqa Bakaara  gaar ahaan qeybta loo yaqaan Suuqa Dayax Ciidanka dowlada ayaa la sheegayaa kadib dagaal xoogan in ay ka soo gudbeen isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada


Muqdisho iyagoona Sidaas ku soo galay gudaha  Suuqa inkastoo aanay wali si rasmi ah

uga hadlin dhinacyadii ay dagaalada u dhexeeyeen ayaa hadii uu warkan run noqdo

waxay noqoneysaa markii u horeysay ee Ciidanka dowlada KMG ka ah gaaraan Suuqa Bakaaraha

Tan iyo intii  Madaxweyne Shariif   Xilkan loo dhaariyay laba sano iyo bar ka hor dhinaca kalena

Waxay soo da dajin doontaa Jabka Kooxda Al-shabaab gaar ahaan Magaalad Muqdisho

DSC03299

Wasiir Dhex jooga Masjidkii Macalin Biya MaalowDSC03282

Ciidanka Dowlada oo goobihii ay la wareegeen isku sawiraya

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: