• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xaflad Maanta Loo Sameeyay Safiirka Ethiopia u Fadhiya Soomaaliya oo Dib u Furayay Saafarada Dalkiisa Ee Muqdisho


Safiirka-Ethiopia-Muqdisho : Safiirka Ethiopia u Fadhiya Soomaaliya Amb. C/casiis

 

 

 

Axmed Aadam oo ka hadlayay Munaasabad maanta dib loogu

 

 

 

Furayay Safaarada Ethiopia ee Magaalada Muqdisho ayaa

 

 

 

Shaaciyay  in dawladiisa ay dhanka amniga ka taageeri doonto DKMG ah ee Soomaaliya.Safiirka oo bilowgii sanadkan uu si rasmi ah waraaqihiisa Aqoonsiga kaga gudoomay madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya ayaanan sida muuqata bilaabin howlihiisa Shaqo Munaasabada furitaanka oo ay maanta ka soo qeyb galeen


Mas,uuliyiin kala duwan oo Xukuumada iyo Baarlamaanka ah ayuu Ambasator C/casiis Axmad

 

 

kaga hadlay dhinacyo badan oo Xaalada Soomaaliya ah mar uu ka hadlayay khilaafka u

 

 

Dhexeeya labada Shariif ama sida loo yaqaan hada Madaxda Sare ee Dowlada KMG ka ah

 

 

isagoo ku hadlayay Afka Soomaaliga oo uu si fiican u yaqaanana waxa uu yiri waa in ay

 

 

Madaxda Soomaalida iyaga wada hadlaan khilaafka dhexdooda ahna ay Wadahadal

 

 

Ku dhameeyaan waayo waa arrimo Soomaalida u gaar ah oo aan u oolin Dowladaha shisheeye hadalkaasoo ay dad badan aaminsan yihiin in u yahay war Diplomaasi Cida faragelinta ugu badan Soomaaliya ku haysana ay tahay Ethiopia 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: