• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mudo Dheer oo Khilaaf iyo Hadal Saxaafad isu Marin Ah Kadib Labada Shariif Ayaa Labadii Maalmood Ee La Soo Dhaafay Bilaabay Kulamo Dhaadheer


SharifHassan_SheikhSharifMuqdisho: Madaxweynaha DKMG ka ah ee Somalia Sh Shariif Sh Axmad iyo

 

 

Saaxibkiisii hore ahna afhayeenka Barlamaanka Shariif Xasan Sh  oo

 

 

 

Mudooyinkii dambe Xaalkoodu ahaa Kuwo Saxaafada ku kala warqaata 

 

 

 

Ayaa labadii maalmood ee la soo Dhaafay waxaa Xarunta Villa Somalia uga socday Kulamo ay Albaabada u xiranyihiin kuwaasoo in kastoo aanay wali wax hadal ah oo ku aadan halka la isla marayo hadana dadka la socda khilaafka labada Shariif


Waxa ay Sheegayaan in kulamadan ay Muujinayaan isu soo dhowaansho aan la ogeyn

Cida qasabtay hadiiba ay tahay in la kala adkaan waayay iyo hadii ay jiraan Gacmo

 

Dibadeed oo Cadaadis Xoogan Saaray dhinacyada. dhinaca kale waxaa si weyn u Soo

 

Dhoweeyay kulamadan labada Shariif Xildhibaano Odayaal iyo wax garad kale oo Ku nool

Magaalada Muqdisho iyadoo bishii la soo dhaafay oo dhan ay Hotellada Muqdisho Ka socdeen

Shirar lagu kala taageerayo Labadan Mas,uul kuwaasoo la sheegayo in ay Lacago Kumanaan Doolar ah

Ku baxday ayaa hadana la filayaa in hadiiba ay labada Shariif Heshiiyaan in ay Xildhibaanada Sacab ku taageeri doonaan intii laga gaarayo khilaaf kale oo laga Mufeysto

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: