• RSS Somali VOA

    • Idaacadda Subaxnimo December 14, 2017
      Idaacadda Subaxnimo ee Saaka iyo Caalamka waxaad ku maqashaa wararkii habeenimadii xalay ka dhacay Soomaaliya iyo waliba caalamka, barnaamijyo, wareysi xiiso leh, ciyaaraha, dhanbaallada dhagaystayaasha iyo waliba wargeysyada caalamku waxay saaka ku waabariisteen.
    • Qubanaha VOA, Dec 14, 2017 December 13, 2017
    • Man City oo La Gaari La,yahay  December 13, 2017
      Kooxda Manchester City ayaa kordhisay dhibcaha ay ku hogaamineyso horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska, ka gadaal marki ay 4-0 ku dardartay xalay kooxda Swansea City.
    • Milan oo Tiigsatay Sideed Dhamaadka Coppa Italia December 13, 2017
      Kooxda AC Milan ayaa gaartay wareega sideeda kooxood ee tartanka Coppa Italia ee dalka Talyaaniga kadib marki ay xalay 3-0 ugu awood sheegatay kooxda Hellas Verona.
    • Real Madrid oo Gaartay Finalka Koobka Qaaradaha December 13, 2017
      Kooxda Real Madrid ayaa gaartay finalka koobka Naadiyada Aduunka, kadib marki ay xalay 2-1 ku garaacday kooxda Al Jazira ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
    • Ururka Islaamka oo Qudus u Aqoonsaday Caasimadda Falastiin December 13, 2017
      Magaalada Istanbul ee Turkiga waxaa lagu soo gababeeyey shir madaxeedka waddamada Islaamka, kaas oo magaalada Qudus ay madaxdii shirka ka qeyb gashay ugu aqoonsadeen magaalo madaxda mustaqbalka ee Falastiin
    • Somaliland: M. Biixii oo loo Dhaariyey Xilka Madaxtinimo December 13, 2017
      Madaxweynahii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ku warejiyay madaxweeynaha la doortay Muuse Biixii Cabdi oo maanta xilkaasi loo dhaariyay.
    • Dhageyso Shirka Turkiga December 13, 2017
    • Dhageyso Dhaarinta Somaliland December 13, 2017
    • Dhageyso Miisaaniyadda Somalia December 13, 2017
    • Dhageyso Duqeynta Buuleburte December 13, 2017
    • Idaacadda Fiidnimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Habeenimo December 13, 2017
      Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.
    • Idaacadda Galabnimo December 13, 2017
      Idaacadda Galabnimo waxaad ku maqashaan wararka ugu danbeeya ee caalamka, barnaamijyo, ciyaaro, wareysiyo iyo waliba heeso.
    • Duqeyn Cirka ah oo ka Dhacday Buula-Burte December 13, 2017
      Duqeynta ayaa ka dhacday meel ku dhow degmada Buula-Burte oo lagu magacaabo Wardhiinle, iyada oo saraakiisha dowladda Soomaaliya ee gobolka ay aamisan yihiin in duqeynta lagu bartimaameedsaday saldhig cusub oo degaanka ay Alshabab ka sameysteen.
    • Somalia: Baarlamaanka oo Miisaaniyadda 2018 Ansixiyey December 13, 2017
      Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyadda dawladda ee sannadkan soo socda oo la sheegay inay dhan tahay in ka badan 274 milyan oo dollar.
    • Idaacadda Duhurnimo December 13, 2017
      Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.
    • Ciyaaraha iyo Siyaasadda December 13, 2017
    • Ciyaaraha Maamul Gobolleedyada Dalka Mala Siyasaddeeyey? December 13, 2017
      Dhowr casho oo magaalada Muqdisho ay ka socdaan ciyaaraha gobollada dalka ayaa waxaa ka qeybgaley madaxda maamul gobolleedyada dalka ee dhalinyarada ciyaareyso laga soo kala xuley iyo sdioo kale xildhibaanada labada golle ee baarlmaanka ku jiro ee goboladaasi laga soo doorto. Taasi oo keentey in dadka qaar kood ay u arkaan in ciyaaraha ay uga qeybgalayeen si […]
    • Doug Jones oo ku Guuleystey Doorashada Senator-nimada Alabama December 13, 2017
      Doug Jones, musharaxi xisbiga Dimuquraadiga ayaa ku guuleystey doorashadi kursiga senat-ka Mareykanka ee gobolka Alabama. In kasta oo siyaasadda gobolku ay u janjeerto dhanka midige, hadana codbixiyeyaasha ayaa Doug Jones ka doorbidey Roy Moore oo Jamhuuri ah. Guushan ayaa ka dhigan marka sanadka cusub la dhaariyo Doug Jones, in aqalka Senate-ka ee ay hada k […]
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madax AJaanib iyo Soomaali Ah oo Kooxda Al-shabaab Ka Tirsan Ayaa Magaalada Afgooye Tacsi Ugu Dhigay Usama Bin-Laden


MansuuuuuuuuuuuuurAFGOOYE : Tacsi weyn oo ay ka Soo qeyb galeen inta badan

 

 

Madaxda Al-shabaab oo Ajaanib iyo Soomaali iskugu jirta ayaa shalay

 

 

Lagu qabtay Beerta Sh Zaa,id ee Magaalada Afgooye Tacsidan ayaa

 

 

Loo dhigay weerarkii la sheegay in lagu dilay Hogaamiyhii ururka Al-qaacida Sh Usama Bin-laden Munaasabadan oo loogu magac daray KULANNAA USAMA ayay ka hadleen rag ka mid ah Hogaamiyayaasha Shabaabka sida Abuu-Mansuur Al-Amriiki  Abuu-Mansuur Roobow Shongole iyo Xasan Daahir

Mansuur Roobow iyo Xasan Daahir ayaa labadoodaba goobta ka sheegay in ay

Mansuuuuuuuuuuuuur

Sh Usama Bin-laden la kulmeen Sanadihii Sagaashamaadkii Halka uu Muqtaar

Roobown sheegay in uu ilmeeyay Jaceyl dartiis Markii uu Usama  Magaalada

Amri

Qandahar kula kulmay bilowgii Sagaashamaadkii dhinaca kale waxaa khudbad Af

English ay meesha ka jeediyay Wiilka Mareykanka ah ee Al-Amriiki lagu Magacaabo

Daahir

kaasoo ka mid ah Madaxda Ajaanibta ah ee Shabaab kuwooda ugu Sareeya

Afg

Hadalk Humaam ayaa inta badan ku wajahnaa Madaxda Mareykanka wuxayna dhamaan Madaxdii meesha ka hadashay isku raaceen in loo aari doono

 

Dhiiga Usama  in kastoo aan la ogeyn Cida loogu aari doono in ay tahay Soomaali iyo in Mareykanka lala doonan doono

 

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: