• RSS Somali VOA

    • Ciidamada Puntland oo Qabsaday Qandala December 7, 2016
      Ciidamada Puntland ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Qandala ee Gobolka Bari oo ay muddo ku dhow 40 malamood haysteen maleeshiyada taabcsan ururka Daacish.
    • Obama oo Jeediyey Khudbadda Amniga Qaranka December 7, 2016
      Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa shaley jeediyey khudbadiisii ugu danbeysey ee ammaanka qaranka.
    • Somaliland: Shir Looga Hadlayo Doorashooyinka oo Furmay December 7, 2016
      Shir lagu lafa gurayo geedi socodka doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ka furmay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.
    • Norway: Wiil Loo Qabtay Dilka 14 Jir Soomaali ah December 7, 2016
      Booliska dalka Norway ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen wiil 15 sano jir ah oo labo maalmood ka hor dil u gaystay wiil Soomaaliyeed oo 14 sano jir ah oo lagu magacaabay Yacquub Cabdullahi Xasan.
    • Mareykanka oo Ka Digay u Safarka Ethiopia December 7, 2016
      Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sii wadda inay muwaadiniinteeda uga digto halista uga iman karta u safarka dalka Ethiopia.
    • Dhalinyaro Muqdisho ka Bilaabay Wacyigelinta Nabada December 7, 2016
      Ururka Dhalinyarada ee Dhaqdhaqaaqa Kacdoonka Qabyaalad diidka waa urur ay sameeyeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo fadhigoodu yahay London, hase yeeshee tan iyo sanadki hore waxay howlo wacyi gelin dhinaa bulshada ah, gaar ahaan dhalinyarada ay ka wadeen qeybo badan oo ka mid ah Soomaaliya.
    • In ku Dhow 100 oo ku Dhimatay Dhulgariir ka Dhacay Indonesia December 7, 2016
      Tirada dhimashada dhulgariir xooggan oo aroornimadii arbacada ku dhuftay dalka Indonesia ayaa sare usii kaceysa.
    • ​Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 348 December 7, 2016
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.  
    • Muqdisho: Doorashada Xidlhibaanada Waqooyi oo Billaabatay December 6, 2016
      Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Hoose ee xubnaha baarlamaanka Soomaaliya u matalaya gobollada Waqooyi.
    • Diyaarado Duqeeyey Qandala iyo Dagaal ka Dhacay December 6, 2016
      Wararka ka imanaya Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegaya in hawlgal milatari uu xalay ka dhacay meel 34 km jirta magaalada Qandala oo lagu magacaabo Madlaxo, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo dhinaca amniga ah.
    • Iska Horimaad ka Dhacay Jubbada Hoose December 6, 2016
      Iska horimaad ayaa maanta ka dhacay deganaka Haawina oo u dhexeeya Dhoobley iyo Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose.  Iska horimaadka ayaa dhacay markii maleeshiyada ururka Al-Shabab ay weerar kedis ah ku qaadeen kolonyo baabuur milatari ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya oo saad u siday dhinaca magaalada Dhoobley. Baabuur ay leeyihiin ciidamada milatariga Ken […]
    • Dowladda Somalia oo Ganaaxday Markab Kalluumeysi December 6, 2016
      Wasiir Ku xigeenka Kaluumaysiga Soomaaliya Saciid Jaamac Maxamed ayaa sheegay in markabkan uu yahay mid ay u diideen ruqsadda kalluumeysiga balse sameystay warqado been abuur ah.
    • Liiska Xildhibaanada Lagu Soo Doortay Baydhaba December 6, 2016
      Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa noqday maamulkii labaad ee soo geba gebeeya doorashada xildhibaanada cusub ee Aqalka Hoose ee baaralamaanka Soomaaliya.
    • Trump oo Magacaabaya Xoghayaha Difaaca December 6, 2016
      Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta si rasmi ah ugu dhowaaqo xoghayaha cusub ee gaashaandhigga Mareykanka, marka uu booqdo gobolka North Carolina.
    • Shirka Madasha oo Berri Loo Ballansan Yahay December 6, 2016
      Waxa beri oo Arbaca ah magaalada Muqdisho ka furmayo shirka madasha wada-tashiga qaran, kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.
    • Qareenka Qoyska C/risaaq Cartan oo la Hadlay VOA December 5, 2016
      Kadib toddobaad ay aamusnaayeen qoyska Cabdirisaaq Cali Cartan oo ahaa wiil Soomaaliyeed oo la sheegay inuu weerar ka geystay jaamacadda Ohio State ee magaalada Columbus, ayaa waxaa markii ugu horeysay hadlay qareenka difaacaya qoyskan.
    • Ololaha Doorashada Madaxtinimada oo Xoogeystay December 5, 2016
      Ololaha doorashada madaxtinimada Soomaaliya ayaa xoogeystay, xilli doorashooyinka xildhibaanada Aqalka Hoose ee baarlamanka oo ka socday dhowr magaalo oo dalka ka mid ah ay marayaan heer gebo gebo ah.
    • Isbitaalkii Ugu Horeeyey oo Laga Hirgeliyey Maxaas December 5, 2016
      Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa markii ugu horraysay laga hirgeliyey cibsitaal adeegyada caaifmaad u fidiya dadka halkaas ku nool.
    • Dagaallo Goosgoos ah oo ka Socda Qandala December 5, 2016
      Iska horimaadyo goosgoos ah ayaa weli ku dhex maraya ciidamada Puntland iyo maleeshiyada taabcsan Daacish dhulka buuralayda ah ee Koonfur kaga toosan magaalada Qandala.
    • Madaxweyne Xasan oo Tagey Kismaayo December 5, 2016
      Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in madaxweynaha uu magaalada Kismaayo kula kulmayo mas'uuliyiinta gobolka iyo xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamulka Puntland oo Dib Loogala Wareegay Gacan Ku Heynta Deegaanka Galgala


galgalaBosaso: Warar ka imaanaya gobolada Bari ee soomaaliya gaar ahaan

 

 

Deegaanka Gal-gala oo ay Ciidanka Maamulka Puntland dhowaanahan

 

 

 

Ku sugnaayeen kadib dagaalo xoogan oo ay la galeen Maleeshiyaadkii

 

 

Maxamad Siciid Atam ayay wararka sheegayaan in dagaal xalay dhaca Ciidankii Puntland looga soo saaray Gal gala iyo tuulooyin kale oo hoos taga dhulkii hore loogu dagaalamay ee Buuralayda dagaalka Xalay dhacay oo sida ay wararka qaar sheegayaan dhacay Habeenimo ayaa lagu soo gureeyay Ciidankii


Puntland ka joogay deegaanka kuwaasoo la sheegayo in ay qasaarooyin Naf iyo Maalba leh

Soo gaareen walow aan tiro sax ah wali la haynin dagaalkan looga gacan Sareeyay

Ciidanka Puntlad ayaa imaanaya iyadoo Madaxweynaha Maamulka Puntland Faroole uu

Ku sugan yahay Magaala Madaxda Gobolka  Bari ee Bosaso halkaasoo uu Beryahan

 

Ku sugnaa isagoona Maalmo ka hor TFG da Muqdisho ku eedeeyay in ay Puntland Ka wadaan

Qalalaaso iyo in deegaanada oo dhan loo qeybiyo Maamulo is garab taagan waa Sida uu

 

Hadalka u dhigaye Maalmo ka hor ayaa deegaanka Raas-Caseyr oo mudo dheer hoos imaanayay Garowe ay ku dhawaaqeen in ay ka go,een Puntland ayna Maamul madax banaan ka sameysanayaan deegaankooda

buqaqable.net

One Response

  1. Waan ku faraxsanahay in aay mar 2aad Mujaahidiinta gacantooda ku soo noqoto
    Allahu akbar.. Maamulka faroole iyo PIS dadka wey cadaadiyeen mar dhow wey dhacayaan..!!

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: