• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Al-shabaab oo Magaalada Baydhabo Ku Dishay Laba Nin oo Ay Ku Eedeeyeen in Ay Jawaasiis Ahaayeen


dil-al-shababBaydhabo : Ururka Al-Shabaab ayaa Shalay galab Magaalada Baydhabo ku

 

 

Toogtay labo nin oo soomaali ah Kuwaasoo ay ku eedeeyeen in ay

 

 

Maamulkooda u Jaajuusayeen Dowladaha Ehiopia iyo Kenya Labada

 

 

Nin oo lagu kala magacaabi jiray Maxamed Xasan Aadan oo ku magac dheeraa  [Sonkor] oo Afartan jir ah , iyo C/llaahi Aadan Cabdi oo isna 31 jir ahaa labada nin oo la sheegay in ay ahaayeen dadka deegaanka ayaa lagu toogtay Garoonka Ciyaaraha ee Dr. Ayub oo ku yaala isla Magaalada Baydhabo


Halkaasoo ay dadweyne Caruur iyo Haween u badan ku daawanayeen  Qaalliga Xukumay

 

Labada Nin oo lagu magacaabo Qaalli Cumar ayaa isla goobta labada Nin lagu Toogtay

 

Xukunka dilka ah kula riday isagoona daliilkiisa uu ahaa kaliya qiraal uu sheegay in Labadan

 

Nin ay qirteen dambiga in kastoo aanay raga la dilay wax hadal ah ka jeedinin Goobta .

 

Ma ahan markii u horeysay ee ay Kooxdan ku dilaan dad ay ku eedeeyeen dambiyo kala duwan

 

Kuwaasoo aan wali la arag iyadoo la soo bandigay wax cadeyn ama Markhaati ah Marka laga reebo Qiraal aan dadka hortiisa aheyn   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: