• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Hogaamiye Weyn oo Ka Tirsanaa Kooxda Ahlu-Sunna Wal-jamaaca Ayaa u Geeriyooday Dhaawac Ka Soo Gaaray Weerar Ay Shabaab La Beegsadeen


shiikh-xasan-qorNairobi: Sheekh Xassan Sheekh Cabdi Maxamed (Sh Xassan Qoryooley) oo

 

 

 

Ahaa Gudoomiyihii qaar ka mid ah Gobollada Koonfureed ee Ururka

 

 

 

Ahlu-sunna Waljamaaca iyo waliba Gudoomiye Ku Xigeenkii Labaad ee 

Guud Ahaan Ururka Ahlu-sunna Wal-jamaacada dagaalanta Ayaa la sheegayaa in  uu Wadanka Kenya ugu  Geeriyooday Dhaawac ka soo gaaray Qarax isniintii la soo dhaafay kolonyo uu la socday lagula beegsaday meel u dhaxeysa Degmooyinka Luuq iyo Garba-haarey kaasoo sida la aaminsan yahay ay ka dambeeyeen ururka uu   dagaalka kala dhexeeya ee Al-shabaab

Wararkan ayaa intaas ku daraya in dhaawaca Sheekha oo aad u cuslaa dartiis loogu qaaday

Wadanka Kenya halkaasoo oo uu ku geeriyooday isbitaal ku yaala wadanka Kenya iyadoo

Ay hore kooxaha Soomaaliya iskaga soo horjeeda iskaga dileen dad aad u magac Dheeraa ama

Hogaamiyayaal sida Sh Qoryooley oo kale ah iskaga dileen hadan dhinaca Ahlu-sunna

Waa markii u horeysay ee Mas,uul heerkan oo kale ah laga dilo tan iyo intii ay Dagaalada

La galeen ururka Al-shabaab laba sano ka hor Sh Qoryooley ayay dadka yaqaanay

Ku sheegeen in uu ka mid ahaa Cullimada ugu waaweyn dhaq dhaqaaqyada Suufiyada ama Cullimadii hore ee Soomaaliya 

.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: