• RSS Somali VOA

    • Trump oo Ballaariyay Amarki uu Mareykanka Uga Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku Jirto September 25, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballaariyay amarki uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah dalalka Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan.
    • AC Milan oo Mar Kale Khasaartay September 24, 2017
      Kooxda sanadkaan kharashka badan la geliyay ee AC Milan ayaa jab kala soo laabatay magaala xeebeedka Genoa kadib marki ay 2-0 ku lumisay kooxda Sampdoria oo ay marti u aheyd, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Talyaaniga.
    • Imisa Ayuu Neymar Saacaddiiba Qaataa September 24, 2017
      Website-ka kashifa wararka qarsoon ee dhinaca ciyaaraha kubadda cakta ee Football Leaks ayaa ku warramay in xidiga ugu qaalisan kubadda cakta aduunka xilligaan ee Neymar uu ka mushaar yar yahay Carlos Tevez.
    • Ozil oo Ku Wajahan Manchester United  September 24, 2017
      Sida ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada dhinaca ciyaaraha ee dalka Ingiriisja, laacibka kooxda Arsenal iyo xulka Jarmalka Mesut Ozil ayaa lagu wadaa inuu isaga tago kooxdani ka dhisan London marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.
    • Sarkaal Ciidan Oo Muqdisho Lagu Dilay September 24, 2017
      Warar goor dhowayd naga soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka lagu dilay degmada Waaberi.
    • Hargeysa: Dab ay ku Dhinteen 4 Caruur ah September 24, 2017
      Afar caruur ah ayaa geeriyooday, hooyadoodna waxa soo gaadhay dhaawac, ka dib markii gurigii ay degganaayeen oo magaalada Hargeysa ku yaalla uu dab qabsaday. Dhibaatadan ayaa la sheegay inay timi ka dib markii uu gubashada gurigooda sababay shoodh ka dhashay korontada guriga ku jirta.
    • Muqdisho: Dhismayaasha Cusub September 24, 2017
      In kasta oo magaalada Muqdisho ay la kulanto qaraxyo iyo weeraro ka yimaadda kooxaha dawladda ka soo horjeeda, haddana waxaa jira horumar dhinaca dhismayaasha iyo nolosha ah oo magaalada ka socda.
    • Dhulgariir ka Dhacay Kuuriyada Woqooyi September 24, 2017
      Dhulgariir kooban ayaa ka dhacay dalka Kuuriyada Woqooyi, meel u dhow goob lagu tijaabiyo hubka Nukliyeerka, waxaana loo malaynayaa in arrintani ay tahay mid si dabiici ah isaga dhacday ee aanay la xidhiidhin tijaabo dhinaca hubka Nukliyeerka ah, sida ay sheegeen dalalka la deriska ah.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 24, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah afar hablood oo ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somalia, waxayna ka jawaabayaan su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
    • Diyaaraha Maraykanka oo Dulmaray meel Dhow K. Waqooyi September 24, 2017
      Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanka ayaa u dhawaaday oo dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi.
    • Falanqeyn: Nuxurka Khudbaddii Kheyre September 23, 2017
      Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shalay khudbad ku dhawaad 18 daqiiqo socotay ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
    • Hub Lagu Qabtay Puntland September 23, 2017
      Ciidamada Badda Puntland ayaa saaka waabarigii meel magaalada Boosaaso u jirta 9 Km oo lagu magacaabo Mareero ka soo qabtay saxiimad yar oo uu ku raran yahay hub kala duwan.
    • Somaliland: Dumarka iyo Kaalinta Siyaasadda September 23, 2017
      Haweenka Somaliland ayaa inta badan ku dooda in ay golayaasha siyaasadda ay ka Maqan yihiin, iyadoo 164-ka mudane ee Baarlamaanka ay gabadh kali ahi ku jirto.
    • Dadka Naafada ah oo ku Kulmay Ethiopia September 23, 2017
      Waxaa shalay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gaba gabeeyay kulan ay 10-kii sanaba mar isugu yimaadaan naafada dalalka ku jira Midowga Africa.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha September 23, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Adam (Cuud)
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka September 23, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee maanta waxaa ku jira qoddobo ay ka mid yihiin isku dhacyadii dhawaan ka dhacay maamulka goboleedyada Soomaalida iyo Oromada ee Ethiopia, iyo waliba doorashada Kenya ee uu dib-u-dhacu ku yimid.
    • Shiinaha oo Xaddidaya Batroolkii uu u Dhoofin Jirey K.Waqooyi September 23, 2017
      Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta inay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi.
    • Ra'isulwasaare Kheyrre oo Ka Khudbeeyay Shirka Golaha Guud ee QM September 23, 2017
      Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.
    • Fatahaado Ka Bilowday Peurto Rico September 23, 2017
      Saraakiisha maamulka Puerto Rico ayaa ka bilaabay qeybta galbeed ee jaziirada daad gureyn ay dadka uga daadgureynayaan basas, kadib marki ay khubarada saadaasha hawada ka digeen halis kasoo socota biya xireen weyn oo bilaabay fatahaad.
    • Bayern Munich oo Badinwayday  September 22, 2017
      Kooxda ugu guulaha badan horyaalka Jarmalka ee Bundesliga Bayern Munich ayaa iyada oo gurigeeda ku ciyaaraysay ka badin wayday naadiga Wolfsburg oo ay ku kala baxeen bareejo 2-2 ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Waxaa isa Soo Taraya Shakiga Laga Muujinayo Geerida Bin-laden Waqtiga iyo Sida Ay u Dhacday ( Faah-Faahin Buuxda iyo Sawiro Hoos u Gal )


Osama_Bin_Laden_Dead_Body_FBuqaqable: iyadoo uu Caalamka intiisa badan wli ku sii jeedo

 

 

 

Dhacdadii lagu Shaaciyay geerida Bin-laden iyo qaabka loo dilay ama

 

 

 

Loo duugay ayaa waxaa dhinaca kale Socda Su,aalo ay sweydiinayaan

 

 

 

Tiro badan oo dadka la socda Siyaasada Mareykanka ee ku Jaheysan dhamaan Caalamka Islaamka iyo gaar ahaan wadamada Carabta 1:- Su,aasha ugu horeeya ee la is weydiinaya waxay tahay Meesha la sheegay in lagu dilay oo ah meel ku dhow Caasimada mid ka mid ah wadamada ugu Xooga Badan Koonfurta Aasiya ahna wadan Nuclear power  iyo Ciidan Xoogan leh

kaasoo aanay suura gal aheyn in ay Hawadiisa ogaansho iyo ogolaansho la,aan ku dhex socdaan afar diyaaradood oo waliba Helicobtaro ah oo aan dheereynin intaas kadibna ay weeraraan dhisme ku dhagan Xarun Ciidan oo aad u weyn iyo Akademiayad tababarada Ciidanka oo  aad looga yaqaanosma1 1_1058117_1_34

Osama_Bin_Laden_Dead_Body_F

iyadoona markii la dhameystiray weerarka la wargeliyay dowladii Pakistan oo aan wali ka war haynin waxa ka dhacay wadankooda . 2:- Su,aasha labaadna waxa tahay  in Hogaamiye sida Bin-laden oo kale ah uu ku sugnaado Guri uusan ku heysan ilaalo Xoogan oo Ururkiisa ah ama Dowlada Meesha Maamusho

 

 

3:- Su,aasha sadaxaad waxay tahay Mareykanka iyo wadamada Xooga leh waxaa looga bartay sanadihii la soo dhaafay in ay soo bandhigaan Meydadka iyo Faahfaahino lagaga qanci karo qabashada ama dilida Cidii la doonayay kuwaasoo tusaale looga soo qaadan karo Wiilashii Sadam Xuseen oo labadoodaba 1saddams-sohne

Teendho la soo dhigay iyagoo Meydad ah oo ay waliba inta badan Jirkooda banaanaayeen waxaa ku xigay Aaabahood Sadam oo isna isla Saacadii la qabtay Filim ah la soo bandhigay

saddam_1

Waxaa ku Xigay Zarqaawi oo isna la soo bandhigay waxaa ku xigay Abuu-Cumar Al-Baqdaadigii Ciraaq iyo kuwo kaloo badan

 

ZarqawiBaqdadi

Waxaa la sii daayay Sawiro Aqalka Cad ee Mareykanka ka soo Baxay oo ay wada fadhiyaan Obama iyo dhamaan Gudiga Amniga Qaranka kuwaasoo lagu sheegay in ay si toos ah u daawanayeen bilow ilaa dhamaad weerarkii ka socday guriga lagu sheegay in uu

Gudiga

 

Bin-laden daganaa Suura galna ma ahan in ay soo dayn waayaan daqiiqad ama laba ka mid ah Filimkaas dheer ee ay daawadeen si loo xaqiijiyo waxa la sheegay 4:- Su,aasha sadaxaad ee ay dadka is weyndiinayaan waxay tahay wararka is khilaafsan ee ka soo baxay Mas,uliyiinta Mareykanka

 

kuwaasoo ay ka mid ahaayeen warkii u horeeyay ee ahaa in guriga Bin-laden lagu Dilay ay ku sugnaayeen oo kaliya Afar rag ah oo ay Bin-laden iyo wiilkiisa ku jiraan dhamaantoodna ay ku dhinteen Weerarkii uu Bin-laden ku geeriyooday  iyagoona sheegay in Afarta Raga ah ay dagaalameen

 

 

Sidaasna ku dhinteen halka Haweenaydana ay ku dhimatay kadib markii u Gaashaan ka dhigtay mid ka mid ka ah labadii nin ee difaacaysay Bin-laden waxaa ku xigay in ay yiraahdeen guriga waxaa ku noolaa 18 qof oo ay Caruur iyo Haween ku jiraan Bin-laden na uusan Hubeysnayn  Markii la dilay

 

 

 

iyadoo uu warka hore ahaa Xataa waxaa loo sheegay in aan la dileynin hadii uusan Dagaalamin balse uu diiday oo uu Xabad waday ilaa isha laga toogtay 5:- Su,aasha shanaad ee ay dadka is weydiinayaan waxay Saacado kooban kadib markii uu Obama Shaaciyay in la dilay Bin-laden Meydkiisana la hayo

 

 

 

Ayaa waxaa la shaaciyay in hadana Meydkiisa Badda lagu tuuray iyadoo la Ogyahay in ay Mareykanka sheegi jireen mar walba oo ay sheegaan in ay Qabteen ama dileen qof Muhim ah in ay sheegi jireen in ay waqti qaadan doonto Xaqiijinta Cilmiga ah Sida Baaritaanka loo yaqaan DNA ga oo

 

 

Waqti u baahan iyo iyadoo sida uu Muhim u yahay Bin-laden aan la ogaalan karin in ay saacado gudahood qaadato dilkiisa iyo duugtiisa waxaa kaloo Cajiib ah sida loo shaaciyay Sawir Been abur ah oo lagu sheegay in u yahay Bin-laden oo Meyd ah kaasoo Fadeexad kadib ay qaar ka tirsan Saraakiisha Mareykanka inkireen Sax ahaanshihiisa.

 

Hadaba gunta iyo Gabagabada waxay tahay in dadka Su,aalahan qaba oo dhan aanay isku diidaneyn in uu Usama Bin-laden Mayid yahay oo uusan nooleyn Cidii dishay meeshii lagu dilay iyo sidii uu u dhintayba

 

 

 

Waxaasa jira warar Macquul u dhow  oo sheegaya in uu Bin-laden ku geeriyooday isbitaal Ku yaala wadanka Pakistan isagoona u dhintay Xanuun Keliyaha ah intaas kadibna ay Sirdoonka Mareykanka iyo kan Pakistan ku heshiiyeen in Sidan wax loo sameeyo oo Mareykankana ay Magac ku sameeystaan dilka Bin-laden Maamulka Pakistaana ay Maslaxad Siyaasadeed iyo mid dhaqaale ka helaan

 

iyo aragti kale oo dhaheysa wuxuu mareykanka helay war Xaqiijinaya Geerida Bin-laden Meeshay doontaba ha ka dhacdee warka ah in meydkiisa badda lagu tuuray iyo weerarka la sameeyayna ay Ruwaayad been ah tahay oo aanay Mareykanka Raq iyo Ruux Midna helin balse ku dhiiradeen Shaacinta geerida Bin-laden maadaama ay heystaan war la isku haleyn karo oo ku saabsan Geerida 

 

 

Waxaase Hubaal ah in uu dhalin doono Su,aalo kale oo waligood la is weydiiyo Sida aanay wali u Caddeyn Ciddii ka dambeysay dhacdooyinkii  Washington iyo New-york ee 11 Sep.2001   

buqaqable.net

2 Responses

  1. NUMPANG INFO YA BOS… bila tidak berkenan silakan dihapus:-)

    LOWONGAN KERJA GAJI RP 3 JUTA HINGGA 15 JUTA PER MINGGU

    1. Perusahaan ODAP (Online Based Data Assignment Program)
    2. Membutuhkan 200 Karyawan Untuk Semua Golongan Individu yang memilki koneksi internet. Dapat dikerjakan dirumah, disekolah, atau dikantor
    3. Dengan penawaran GAJI POKOK 2 JUTA/Bulan Dan Potensi penghasilan hingga Rp3 Juta sampai Rp15 Juta/Minggu.
    4. Jenis Pekerjaan ENTRY DATA(memasukkan data) per data Rp10rb rupiah, bila anda sanggup mengentry hingga 50 data perhari berarti nilai GAJI anda Rp10rbx50=Rp500rb/HARI, bila dalam 1bulan=Rp500rbx30hari=Rp15Juta/bulan
    5. Kami berikan langsung 200ribu didepan untuk menambah semangat kerja anda
    6. Kirim nama lengkap anda & alamat Email anda MELALUI WEBSITE Kami, info dan petunjuk kerja selengkapnya kami kirim via Email >> https://lowonganterbaik.wordpress.com/

  2. saas kumadhimaniin ayaa umalena kole marenkanga oousama dile madugi laheen

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: