• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Saraakiil Ka Hadashay Dagaaladii Maanta Lagu Hoobtay Ee Gedo Ayaa Sheegatay in Ay Saraakiil uu Shongole Ku Jiro Ku Dileen


dagaal8Garbahaarey: iyadoo ay maanta Dagaalo lagu hoobtay ka dhaceen

 

Agagaarka Degmada Garbahaarey Ayaa la sheegayaa in ay dagaalka

 

 

 

Maanta ka qeyb qaateen inta Badan Hogaamiyayaashii kooxda

 

 

Al-shabaab ug caansanaa Sida Xasan daahir Roobow iyo Shongole hadana Nin Magaciisa ku soo gaabiyay Sheekh Isaaq oo u hadlay Ahlu Sunnada ka dagaalanta gobolka gedo ayaa Shaaciyay  in ay dagaalkii maanta ku dileen Saraakiil sar sare oo ka tirsanaa

Ururka Al-Shabaab kuwaasoo isugu jiray Somali iyo Ajaanib ninkan oo aan si wanaagsan

Loo aqoonin ayaa sheegay in Saraakiisha Soomaalida ah uu ka mid ahaa  Fu’aad Shangole oo

Si weyn ugu caansanaa kooxda Al-shabaab iyo dhamaan dagaal diimeedyada Soomaaliya .

Dhinaca kale Ninkan hadlay ayaa sheegay in ay Ajaanibta ka mid ahaayeen Saraakiil

Afrikaan ah oo ka soo jeeda wadanka Kenya Macluumaadkan oo aan wali si rasmi ah loo ogeyn

Xaqiiqadiisa ayaa hadiiba uu rumoobo waxa uu noqonyaa dharbaaxo kale oo ku dhacday Kooxda Al-shabaab oo Saraakiil caan ahaa ku waayay dagaalada labadii bilood ee la soo dhaafay ku socday  .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: