• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 49 other subscribers
  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada KMG Ka Ah Ee Somaliya oo Soo Dhoweysay Dilkii Sh Usama Bin-laden


astaanta_dowladaMuqdisho: iyadoo ay Maamulada Wadamada Caalamka intooda badan

 

Siyaabo kala duwan uga hadleen dilka Hogaamiyahii Ururka Al-qaacida Sh

 

 

Usama Bin-laden ayay Xukuumada KMG ka ah ee Soomaaliyana ku cod

 

 

Darsatay Madaxda Caalamka kuwooda soo dhoweeyay dilka Bin-laden R/ Wasaaraha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa si toos ah Saxaafada ula hadlay isagoo soo dhoweeynaya dilka Hogaamiyaha Al-Qaacida.

Arinkaasoo ay dad badan u arkeen in aad looga wanaagsanaa in ay Xukuumda Soomaaliya

Ka hadasho oo ay ka wanaagsaneyd in ay ka aamusaan halka  dhinaca kalena laga yaabo

in ay ku qasabanaayeen maadaama ay dhamaan dowladaha Xiriirka sokeeya la leh dowlada

Mareykanka  soo dhoweeyeen dilkan R/wasaare Farmaajo ayaa Bin-laden ku Eedeeyay in uu

Diinta islaamka ka dhigay wax Shucuubta lagu laayo somaliyana ay ka mid aheyd Dhibanayaasha

Fekerka Binladen sidaasna ay u soo dhoweynayaan dhinaca kalena Madaxweyne Shariif

Ayaa si la mid ah u soo dhoweeyay dilka Bin-laden isagoona ku eedeeyay in uu Soomaaliya ka soday Fekerkiisa qaldan

buqaqable.net

Leave a comment