• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Maanta Mar kale Soo Kor-meeray Qaar Ka Mid Ah Furimaha Dagaalka Ee Xaafadaha Muqdisho


glgjMuqdisho: Madaxwaynaha Dowlada KMG ah ee Soomaaliya

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa maanta soo kormeeray 

 

Qaybo ka mid ah Furimaha Dagaalka degmooyinka waqooyiga

 

 

Muqdisho. Gaar ahaan degmada Boon-dheere Madaxwaynaha oo ay kormeerkiisa  ku wehliyee  qaar ka mid ah saraakiisha Ciidamada dowlada KMG ah Mas,uuliyiin Maamulka Gobolka Banaadir iyo waliba wasiiru dowlaha wasaarada Gaashaandhiga.


Madaxweynaha oo intuu marayay Goobaha ay Ciidanka Dowlada kala wareegeen Maleeshiyaadka

boondheere-shariif_

Shabaabka waxa uu la hadlay Saraakiisha Ciidanka iyo waliba qaar ka tirsan Ciidankii

Dhufeysyada ku jiray isagoona u sheegay in ay jiraan Askar badan oo Mushaar ka Qaata

glgj

Dowlada aana imaanin goobaha dagaalka sidaas daraadeedna laga doonayo Madaxda

Ciidanka iyo Askartaba in ay soo gudbiyaan Magacyada Askartaas iyo tiradooba Si looga

boondheere-shariif_4

Saaro liisaska Ciidanka ayna Shaqooyin kale u raadsadaan Socodka uu Madaxweynaha

 

Ku marayo Goobaha dagaalka oo maalmihii u dambeeyay soo badanayay ayaa loo

 

boondheere-shariif_1

Sababeynayaa laba sababood oo kala ah tusid uu tusayo qeybaha ka soo Horjeedo oo uu

 

Shariif xasan ugu horeeyo in ay dowladiisu horumar wado uuna ku kalsoon yahay Ciidanka

Dowlada iyo ku AMISOM iyo tan labaad oo ah kooxdii ka soo horjeeday ee Shabaabka  oo ay awoodoodii Shar jabtay sababo aan la ogeyn balse loo tirinayo khilaafaad dhexdooda ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: