• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirada Arrimaha Dibadda Somalia iyo China oo Magaalada Beijing Ku Kala Saxiixda Heshiisyo Labada Dal Ah


F MinBeijing: wasiirada Araimaha dibda  Soomaaliya Maxamad Cabdullaahi

 

 

Oomaar oo maalmahan ku sugnaa Wadanka China ayaa kulan uu la

 

 

Qaatay dhigiisa wadanka China  Yang Jiechi  waxa ay ka wada hadleen

 

 

Xaaladaha Siyaasada Soomaaliya iyo waliba wadamada geeska Afrika sida lagu sheegay  war qoraal ah oo lagu qaray Warbaahinta  China labada Wasiir waxay ka wada hadleen Xoojinta Xiriirka soo jireenka ah ee Somalia iyo China

iyadoo dhinaca China ay balan qaadeen in ay taageero dhaqaale iyo Mid Siyaasadeed

u fidin doonaan Dalka Somaliya Oomaar iyo Yang ayaa sida ka muuqata sawiradooda 

kala saxiisday heshiisyo aan la shaacinin ayay hadana wakaaladaha wararka Shiinaha

ku gaabsadeen xoojinta Cilaaqaadka iyo gargaar ay China siin doonto Somaliya waa

Markii u horeysay ee uu Wasiir arrimo dibadeed matalaya Xukuumada Soomaaliya Safar Shaqo ku taga Beijin

F Min

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: