• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamulka Al-shabaab Ee Gobolka Hiiraan oo Ku Guuleystay in Ay Dib U Howl Geliyaan Buundadii Liiq-Liiqato


liiqliiqatoB/weyne :Buundada Liiq-liiqato ee Magaalada Baladweyne oo ku

 

 

Dhowaad Sanad jabneyd ayay Maamulka Al-shabaab ee Gobolka

 

 

 

Hiiraan ku guuleysteen in ay dib u Howl geliyaan Xaflad Furitaan ah oo

 

 

Loo sameeyay Furitaankii Buundada ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka xarakada Al-shabaab ee gobalka Hiiraan, Ganacsato iyo waxgarad kale oo magaalada si weyn looga yaqaan Gudoomiyaha gobolka Hiiraan ee Maamulka Al-shabaab  Sheekh Yuusuf Cali Ugaas oo xafladdaas ka hadlay


Ayaa sheegay in muddo 11-bilood ah kadib u suuro gashay in ay howl geliyaan buundada iyagoo aan wax garab iyo taageero ah ka helin

liiq liiqato

Hey,addaha Shisheeye ee ku qaraabta Magaca Gargaarka Soomaaliya waxa ku baxay buundadana ay Maamulka iyo Buldhada

liiqliiqato

 

Reer Hiiraan oo kaliya iska kaashadeen dadka dagan Magaalada ayaa si weyn u soo dhoweeyay Furitaanka Buundada .

 

Buundada Liiq-Liiqatao ayaa Muhim u aheyd  isu gudubka labada dhinaca ee Magaalada iyo waliba isku

Xirka gobolda dhexe ilaa waqooyiga iyo kuwa koonfur Soomaaliya  lama oga inta ay la egtahay Awooda Buundada oo Mar duntay markii la dhameystiray dayactirkeeda

liiqliiqato (4)

walow hadaba la dul marsiisay Baabuuro yar yar hadana waxaan la ogeyn sida ay ugu dul qaadan doonto Culeys la mid ah kii marka hore dumiyay oo ahaa Baabuur waaweyn oo Cusbo waday

liiqliiqato%20(2)

waxayna ku xirnaan doontaa sida ay Maamulka u Koontaroolaan waxa dul maraya iyo waqtiyada la marayo isku soo wada duuboo waa gushii u horeysay ee ay Al-shabaab ka sheegtaan Gobolka Hiiraan

buqaqable.net

One Response

  1. wlaal waad ku madsantihin website kiina

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: