• RSS Somali VOA

    • Marcelo oo Loo Heysto Eedeymo Canshuuro La Xiriira October 17, 2017
      Xiddiga Real Madrid, Marcelo, ayaa masuuliyiinta Spain waxay ku eedeynayaan in uu ku lug yeeshay wax isdaba marin xagga canshuuraadka ah oo ku dhow €490,000 (£436,000; $576,000).
    • Leicester City oo Erisey Tababarihii Kooxda October 17, 2017
      Leicester City ayaa shaqadiika erisay tababarihii kooxdaaasi Craig Shakespeare, afar bil uun ka dib markii uu saxiixay heshiis seddex sano ku kacayay.
    • Gurmad ku qulqulaya magaalada Muqdisho October 17, 2017
      Waxaa sii socda gurmadka caalamiga ah ee gaaraya magaalada Muqdisho, iyadoo ay maanta gaareen dayuurado sida dawo iyo qalab caafimaad, kuwaa oo qaakood dib u qaaday qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxa Muqdisho.
    • Aqalka Cad oo Cambaareeyay Qaraxii Muqdisho October 17, 2017
      Waxaa isa soo taraya cambaareynta caalamiga ah ee loo soo jeedinaya kuwi ka danbeeyay qaraxi uu dhiiga badani ku daatay ee 14-ki October.
    • Puntland oo ka qeyb galeysa gurmadka Muqdisho October 17, 2017
      Maamulka Puntland ayaa sheegay inay dayuurad iyo dhaqaatiir u soo dirayaan Muqdisho, si ay uga qeyb qaataan gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho. Wariyeheenna Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Boosaaso.    
    • Amina Maxamed oo ka hadashay Qaraxa Muqdisho October 17, 2017
      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Kenya Aamina Maxamed ayaa ka hadashay kaalinta Kenya ee gurmadka loo fidinayo dadkii wax ku noqday qaraxii Muqdisho. Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintay 281 qof, waxaana ku dhaawacmay dhowr boqol oo kale. Wariyeheenna Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan ka soo diray Nairobi.  
    • Minnesota: Xus Loo Sameeyay Dhibbanayaashii Weerarka Zoobe October 17, 2017
      Munaasabad loogu baroor-diiqay dadki ku dhintay weerarki 14-ki bishaan October ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnasota.
    • Qaar Ka Mid ah Dhaawacyadii Muqdisho oo la geeyey Turkiga October 17, 2017
      Dhaawacyada 35 ruux oo ka mid ahaa dadki si daran ugu dhaawacmay weerarki Sabtidi hore ka dhacay isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa xalay fiidkii ka dagay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.
    • Kulamada Caawa ee Tartanka Yurub October 17, 2017
      Waxaa caawa dib u bilaaban doona koobka kooxaha horyaalada Yurub ee Eufa Champions League.
    • Milan: Montella Meelna Uma Socdo October 17, 2017
      Maamulka sare ee kooxda AC Milan ayaa ku hagoogtay tababaraha naasigaasi Vincenzo Montella kadib marki ay kooxda ku jabtay kulanki ay Axadi la dheeshay naadiga ay aadka u xafiiltamaan ee Inter Milan.
    • Leicester 1-1 West Bromwich October 16, 2017
      Ciyaar xiisa laheyd oo caawa dhex martay kooxaha Leicester City iyo West Bromwich Albion ayaa kusoo dhamaatay barbarro 1-1.
    • Warbixin: Aabbe laba ilmo ku waayey qaraxii Muqdisho October 16, 2017
      Aabahan ayaa qaraxa ku waayey 2 canug oo uu dhaley oo gadeyey tabakaayadii uu ku gadanayey ganacsiga markii qaraxa uu dhacayay.
    • Jabuuti oo dhaqaatiir usoo dirtay Muqdisho October 16, 2017
      Dhakhaatiir iyo xirfadlayaal kale oo caafimaad oo ka socda dalka Jabuuti ayaa maanta yimid magaalada Muqdisho, si ay u caawiyaan dadkii ku dhaawacmay qaraxyada.
    • Fallanqeyn: Maxaa laga baran karaa qaraxii Muqdisho? October 16, 2017
      Su’aalahaas iyo kuwo kale ayaa Haaruun Macruuf uu hordhigay Xildhibaan Axmed Macalim Fiqi oo horeyna usoo noqday agaasimaha nabad-sugidda  Soomaaliya iyo Cabdi Xasan Xuseen Cabdi Yare oo isna horey usoo ahaa madaxa sirdoonka ee Punland.
    • Somaliland oo cambaareysay Qaraxii Muqdisho October 16, 2017
      Xukuumadda Somaliland iyo xisbiyada siyaasadda, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaanay tacsi u direen shacabka ay waxyeelladu soo gaadhay iyo dawladda Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Sacad Cali Shire iyo gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo VOA la hadlay ayaa qaraxyadaasi ku til […]
    • App-ka Cusub ee VOA laga Dhageysto. October 16, 2017
      Dhageysayaasha VOA waxaa loogu bishaareynayaa in VOA Somali ay soo saartay app cusub oo bilaash ah oo lagu shuban karo taleefonnada, tabletyada iyo aaladaha kaleba.
    • Qaar ka mid ah dhaawacyadii Muqdisho oo loo qaaday Turkiga October 16, 2017
      Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdisho ka dhacay 14-kii October ayaa maanta loo qaaday dalka Turkiga, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay dowladda.
    • Dadkii ku dhintey qaraxii Muqdisho oo gaarey 276 qof October 16, 2017
      Wasaarada Warfaafinta ayaa warsaxaadeed ay soo saartey ku sheegtey in dhimashadu tahay 276 halka dhaawacana uu gaarayo 300 oo qof.
    • Wareysi: Shan Wiil oo Hal Qoys ah oo Ku Dhintay Weerarkii Muqdisho October 15, 2017
      Dadka kale ee dhintay waxaa ka mid ah qoys ay ka baxeen shan qof kuwaasi oo iskugu jiray laba wiil oo wada dhalatay iyo laba wiil oo kale oo ay abtiyaal u ahayeen oo iyagu laftoodu wada dhashay.
    • Bannaanbax Ka Dhan ah al-Shabaab oo Muqdisho ka Dhacay October 15, 2017
      Waxa xilligii fiidka ee magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay banaanbax ay dhigayeen dadweynaha magaalada muqdisho.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xaalada Dhusa-Mareeb oo Maanta Dagan kadib Markii Ay Shalay Saacado Al-Shabaab Gacanta u Gashay


dagaal-degaan Dhuusa-mareeb: Magaalada Dhuusa-Mareeb oo shalay gelinkii danbe si

 

 

 

Dhib yar gacanta ug gashay Maleeshiyaadka Shabaab ka hor intii

 

 

 

Aanay sidoo kale dagaal la,aan uga Bixin magaalada ayaa wararka

 

 

 

Maanta ka imaanaya ay sheegayaan in xaalka magaalada uu yahay mid dagan iyadoona dadkii shalay ka qaxayna ay dib ugu soo laabanayaan guryahooda kooxda Al-shabaab oo lagu tirin jiray laba sanadood ka hor in ay Xarumahooda ugu waaweyn yihiin Magaalooyinka Gruri-ceel iyo dhuusa-mareeb

Ayaa ka samri la,a Magaalooyinkaas oo ay Maleeshiyaad badan kaga dhinteen halka ay

 

Kooxda la baxday Ahlu-sunna waljamaacana u yihiin Magaalooyinkaas Nolol iyo Geeri

 

iyadoona uuba Jiritaankoodu ku xiran yahay Labadaas Magaalo oo kaliya oo hadii ay

 

Gacanta Shabaab ku dhacaan  uu xaalkoodu isu badalayo sida wax jiri jiray sidaas

 

Daraadeedna aad iyo aad ayay ug dadaalaan in aanay Shabaab ku naaloonin Magaalooyinkaas

 

Dhinaca kale qasaaraha nafeed ee ka dhashay dagaalkii shalay ayaa ah mid aad u yar

 

Maadaama uusan dagaal la sheego dhex marin kooxaha isku haystay gacan ku heynta

 

Magaalada balse wararka ayaa intaas ku daraya in Maleeshiyaadka kooxda Al-Shabaab

 

Ay dhac iyo biliqo ka geysteen magaalada ka hor inta aanay ka bixin iyagoona qaatay

 

Alaabo taalay Xafiisyo ay ururo Maxali ah ku lahaayeen Magaalada iyo waliba hanti gaar ah Sida idaaxado iyo wax la mid ah

buqaqable.net

One Response

  1. kkkkkkkkkkk amin waxa naan aad ula yabay sida aad ku kentay sawirka uu ku abuurayo shikh usama muqdisho alshabaab danisha marka uu kala soo baxayo somaliya waan kahelay sawirkas mansha aallah alha kubarakeyo waxa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: