• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Safiirka Djibuti Soomaaliya u Fadhiya UN ka Xaq uma Lahan in Ay Arrimaha Siyaasada Soomaaliya DKMG Ka Ah Uga Hoos Marto


safiirka-jabuutiMuqdisho: Danjiraha dawlada DJibuti u Fadhiya Muqdisho Ambassador Dayib

 

Dubad Rooble oo maanta shir jaraa’id Ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa

 

 

 

Sheegay in xukuumada dalka DJibuti ay Taageero la garab taagan tahay DKMG

 

 

Ka ee Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeedba Safiirka ayaa ugu baaqay Madaxda DKMG ka ah in ay dhinac iska dhigaan ayna danaha umada u soo jeestaan dhinaca kale Safiirka ayaa aad u bogaadiyay Xukuumada R/wasaare Farmaajo oo uu ku tilmaamay in ay horumar la taaban karo ka sameysay


Dhamaan dhinacyada Siyaasad Amaanka iyo Bulshadaba Ambasador Dayid mar uu

Ka hadlayay Shirkii dhowaan ka dhacay Magaalada Nairobi ee uu gar wadeenka

Ka ahaa Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha guud waxa uu sheegay in ay Xukuumada

Djibuti markii horeba ka digtay shirkaas in uusan wax Natiijo ah keeni doonin Ummada

Soomaaliyeedna aysan dan ugu jirin waxa una ku dhamaaday isla wixii ay Djibuti ka fileysay

Ayuu yiri Amb; Dubad  UN kana waa in ay ixtiraamaan Madaxda wadanka loo Doortay

Maadaama ay yihiin Xubno ka tirsan Jamciyada Qaramada midoobay ayuu hadalkiisa

Sii raaciyay Djibuti ayaa la aaminsan yahay in ay xiriir wanaagsan la leedahay Xukuumda

KMG ka ah iyo Madaxweynahaba taakulo Siyaasadeedna ay ka helaan walow Aysan aheyn

Awood gobolka ka jirta hadan waxay ka mid tahay wadamad Xirirka wanaagsan la leh Reer galbeedka iyo Shacabka Soomaaliyeedba marka la bar bar dhigo Ethiopia iyo Kenya

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: