• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Markii u Horeysay Magacaabay Jagada Garyaqaanka Guud Ee Qaranka


Muqdisho : Madaxweynaha Dowladda KMG ka ah ee Soomaaliya ayaa

 

Abuukaate Xasan Cali Xeyle u Magacaabay in uu noqdo

 

 

Garyaqaanka Guud ee qaranka iyadoona isla Munaasabadii lagu

 

 

Dhaarinayay garyaqaanka guud lagu dhaariyay warii ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal kala ahaa Cali Sh C/llaahi oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha. Khadiijo Maxamed Diiriye

Wasiir dowlaha Wasaaradda Macdanta,  Biyaha, Tamarta iyo Shidaalka iyo 

Daa’uud C/kariim Sh Cumar  Wasiiru-dowlaha Wasaaradda  Shaqada, Shaqaalaha,

Dhallinyarada iyo Ciyaaraha, iyadoo uu Madaxweyne Shariif Maalmo ka hor Caydiid ilka –Xanaf u

Xushay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ayaa dhinaca kale Magacaabidan xilka

Gar-yaqaanka guud oo ah Markii u horeysay ee ay Xukumadaha KMG ka ah

Magacaabaan Xilkan ayaa lagu sheegayaa in uu Madaxweynaha uga faa,ideysan karo

Sh-Far

Khilaafka kala dhexeeya gudoomiyaha Baarlamaanka iyo dhianacyada la socda maadaama waxa la isku haysta inta badan lala xiriiriyo Sharciyada

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: