• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xalay Waqti Dambe Ayaa La Shaaciyay Qodobadii Shirka Nairobi Ka Soo Baxay


img_5192_thumbNairobi : Shirkii loogu magac daray Wadatashiga arrimaha Somalia oo

 

 

 

Shalay galab la soo gabagabeeyay Ayaa gaaray waqti dambe oo

 

 

 

Habeenkii xalay ahaa kadib markii la isku afgaran waayay qodobada

 

 

Shirka laga soo saarayo iyo sida loo dhigayo ugu dambeyna kadib Saacado badan oo is daba wareeg ah waxaa la shaaciyay waxyaabihii la isla gartay oo ay ka mid ahaayeen in Baarlamaanka mudo laba sano ah oo ka bilaanaysa


August 2011 loo kordhiyo  in Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka la soo doorto oo dabacan ay

Xukuumada Farmaajana Meesha ka baxdo iyo in Dastuurka qabya qoraalka ah la meel mariyo

Ka hor waqtiga kala guurka   waxaa xasuusin mudan in Xukuumada KMG ka ah

War ay Shalay Soo saartay ku sheegtay in ay Shirka iyo cida tagtayba Cambaareynayso aysana u hogaansami doonin wax kasta oo ka soo baxa

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: