• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

C/llaahi Yusuf Madaxweynihii Hore Ee TFG da oo Si Kulul u Cambaareeyay Shirkii Nairobi iyo intii Ka Qeyb Gashay Si Gaar Ahna Faroore iyo Shariif Xasan ( Dhageyso )


Abdullahi_Yusuf_AhmedSanca Yemen: Madaxweynihii hore Ee DKMG ka ah  Madaxweyne

 

 

C/llaahi Yuusuf Axmed oo aan mudooyinkii dambe ka hadlin

 

 

 

Xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maanta isagoo la

 

 

Hadlay idaacada VOA da waxa dhaleeceyn kulul dusha uga turay Shirkii Nairobi iyo intii ka qeyb gashay isagoona ku tilmaamay shirkan iyo Siyaasadaha qaloocan ee lala daba taagan yahay Soomaaliya in ay tahay Gumeysi qarsoon Madaxweynaha ayaa ku tilmaamay Shariif xasan in uu yahay nin ay dantiisa kaliya u muuqato Maslaxad Soomaaliyeedna aan wadin

Halkan Hoose Ka Dhageyso:- 

isagoona si dadban ethiopia ugu eedeeyay in ay Balan qaad been ah u sameeysay Taasoo uu sheegay in uusan ka aamusi doonin isagoo kaashanaya dadka Soomaaliyeed 

 

Dhinaca kale  C/laahi Yuusuf  mar wax laga weydiiyay Faroole iyo ka qeyb galkiisa Shirkan wuxuu ku jawaabay in Faroore uu wato dan Shaqsiyadeed Shacabka reer Puntland oo uu isaga

 

Aas Aas u ahaana ay Aaminsan yihiin oo kaliya qaran Soomaaliyeed ayna ka hortagi doonaan cid kasta oo kala jebinta soomaaliya isku dayda

http://media.voanews.com/audio/VOASomali-interview-with-Abdullahi-Yusuf-14APRIL.Mp3

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: