• RSS Somali VOA

    • Cirro: Natiijada ma Aqbalayno, waayo Doorashadii Waa Lagu Shubtay November 20, 2017
      Musharraxa madaxtinimada xisbiga Waddani ee Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta ku dhawaaqay in aysan aqbali doonin natiijada doorashadii madaxtinimada ee 13-ki bishan November ka dhacday Somaliland.
    • Rabshado ka billowday dalka Kenya November 20, 2017
      Rabashado xoogan ayaa ka billowdey deegaanka Kisumu oo ah halka uu kasoo jeedo hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga.
    • Jabuuti oo lacag ugu deeqday dhibanayaasha qaraxii Zoobe November 20, 2017
      Dowladda iyo shacabka Jabuuti ayaa ka si deg deg ah uga soo jawaabay u gargaarida dadka ay waxyeelada kasoo gaartey qaraxii 14-biishii October ay magaalada Muqdisho boqolaalka qof ugu dhinteen Zoobe. Hore dowlada Jabuuti ayaa usoo dirtey Muqdisho dhaqaatiir iyo dawooyin caafmaad, hanta waxaana lacag dhan 1 Malyan oo dollar ugu deeqay dadka ay waxyeelada soo […]
    • Dhageyso Wararki Ugu Danbeeyay ee Ciyaaraha November 20, 2017
      Xalay iyo shalay galab waxaa dhacay ciyaaro xiisa leh oo ka tirsan qaar ka mid ah horyaalada Yurub. Wararki ugu Danbeeyay waxaa noo haya, wariyaheena Maxamud Mascadde.
    • Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay doorashadii Somaliland November 20, 2017
      Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ka hadlay cabashooyinka iyo rabshadaha ka dhashay doorashii Somaliland.
    • Benevento oo Noqotay Kooxda Ugu Guuldarrada Badan Yurub November 20, 2017
      Kooxda Benevento ee dalka Talyaaniga ayaa jabisay diiwaan horay ugu yaallay naadiga Manchester United, kaasoo ahaa in laga wada badiyay dhamaan 13-ki kulan ee ugu hoorreeyay ee ay ka ciyaartay horyaalka Sere A.
    • Dibadbaxyo ka dhacay magaalada Boosaaso November 20, 2017
      Magaalada Boosaaso waxaa shalay iyo maanta ka dhacay mudaaharaad ay oogayeen haweenka haysta ganacsiga yaryar, kuwaas oo ka cabanaya xaaladda cakiran ee ka taagan dekadda Boosaaso oo hadda si ku meel gaar ah u shaqeysa kadib heshiis ay gaareen mas’uuliyiinta Dekedda iyo ganacsatada. Wariyheenna Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa warbixintan ka soo diray magaalada B […]
    • Mugabe oo wajahaya xil ka qaadis isaga oo diiday inuu iscasilo November 20, 2017
      Hoggaamiyaha muddada fog ee dalka Zimbabwe, Robert Mugabe ayaa iska dhego tiray waqtigii loo qaabtay ee ahaa inuu 12-ka duhurnimo ee maanta xilka ka dego ama uu wajaho xil ka qaadis.
    • Maxkamadda sare ee Kenya oo ayiday doorashadii Kenyatta November 20, 2017
      Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa sharciyeysay doorashadii bishii October ee madaxweyne Uhuru Kenyatta, oo ku guuleystay 98% kadib markii mucaaradka ay qaadaceen.
    • Buur Hakaba oo ceelal iyo garoon diyaaradeed loo sameynayo November 20, 2017
      Degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay oo ka mid ah degmooyinka qadiimiga ah ee Soomaaliya ayaa in muddo ahba waxaa ka taagnaa mushkilad dhinaca biyaha ah. Haatan magaalada waxaa ka socda qodista ceelal biyoodyo iyo dhismaha garoon dayuuradeed oo markii ugu horeysay taariikhda ay magaalada yeelaneyso. Wariyeheenna Sahra Cabdi Axmed ayaa arrimahan iyo howlgallo […]
    • Mugabe oo Xilkii Madaxa Xisbiga Laga Qaaday November 19, 2017
      Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Harare ee caasimadda Zimbabwe ayay xubnaha xisbiga haya talada Zimbabwe kusoo af jareen ku dhawaad 40 sano oo uu madaxweyne Robert Mugabe soo hogaaminayay xisbiga ZANU-PF.
    • Qoyska: Dawladdu ha soo deyso Qalbi-dhagax November 19, 2017
      Maryan Cabdi Maxamed oo ka mid ah xaasaska Qalbi-Dhagax iyo Fartuun oo ah gabar uu dhalay ayaa soo dhaweeyey go'aankii Baarlamaanka Somali, waxayna sheegeen in Dawladda Federaalku ay ka daba tagto oo ay soo deyso Qalbi-dhagax
    • Wicitaanka: Shariif Xasan Sheekh Aadan November 19, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Madaxweynaha Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka jawaabaya su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha Idaacadda VOA
    • Dhageyso natiijooyinki kulamadii dhacay November 19, 2017
      Ku soo dhawaada xubinta ciyaaraha oo aan diiradda ku saareyno kulamadii xiisaha lahaa ee dhacay shalay iyo kuwa maanta dhacaya. Si gaar ahaneed ayaan u falan qeyn doonna kulankii Real Madrid iyo Atletico Madrid. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Masar: Biyaha Nile-ka Lama Taaban Karo November 19, 2017
      Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax al-Siisi ayaa sheegay in biyaha wabiga Nile-ku ay Masar uga dhigan yihiin geeri iyo nolol, isla markaana aan la taaban karin, isaga oo ka hadlayey biyo xireenka ay Ethiopia dhawaan sameysay
    • Golaha Shacabka: Dhiibistii Qalbi Dhagax Sharcidarro ayay Ahayd. November 18, 2017
      Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta sharcidarro ku tilmaamay in Somalia ay Ethiopia u dhiibto Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ka tirsanaa saraakiisha ururka ONLF.
    • Dhageyso Dhacdooyinka Toddobaadka November 18, 2017
      Ku soo dhawaada dhageysatayaal barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka. Toddobaadkan waxaan diiradda ku saareynaa doorashooyinki Somaliland ka dhacay iyo xaaladda dalka Zimbabwe. Jamaal Axmed Cismaan ayaa soo jeedinaya.
    • Suuq Addoonsi oo ka furmay Libya November 18, 2017
      Ururka Midowga Africa ayaa Jimcihii shalay ugu baaqay Masuuliyiinta Libya inay baaris ku sameeyaan – suuqyo adoonsi oo la sheegay in Muhaajiriinta Madowga ah  lagu kala iibsado
    • Dibad-baxyo ka dhacay Zimbabwe November 18, 2017
      Kumanaan taageerayaal ah oo xamaasadeysan ayaa maanta socod ku Maray jidadka magaalada haraare
    • Barnaamijka Cawayska November 18, 2017
      Barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkan waxaa ku jira qodobbo kala duwan oo aad u xiisa badan, waxaana soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Col:Cabaas Maxamuud Cadow oo Ka Soo Hor Jeestay Maamulka La Baxay Azaaniya iyo ( Dhageyso )


col-cabaasMinneapolis Dhageyso  iyadoo ay Maalmihii la soo dhaafay iska soo daba

 

Dhacayeen dhaleeceynta iyo diidmada Ay diidan yihiin Aqoonyanada Odoyaasha

 

 

 

Dhaqanka iyo Qurba joogta ka soo jeeda Gobollada Jubooyinka oo Sanadihii

 

 

 

Dagaalka dowlad la,aanta aheyd meelaha ugu damaca iyo dagaalada badan iyadoona la sheego in inta isku dileysay ay u badnaayeen dad aan deegaankaba u Dhalinin. iyadoo ugu yaraan labadii sano ee la soo dhaafay uu Soomaaliya ka jiray Hargab Saf mareen ah oo lagu Magacaabo Maamul goboleed

Laga soo bilaabo Borama oo Awdal-State la baxday ilaa gobolada koonfureed ayaa

waxaa u gaar ah Jubooyinka in markii uu ay koox walba damacday qeyraadkaas

iyo dadka deegaanka Asalka u ah oo dad nabadeed ah ayaa waxaa soo kordhayay

Magacyada Maamulo doonaya in ay Magac beeleed ama mid dano dowlado

shisheeye leeyihiin ku afduubaan dadka deegaanka kii ugu dambeeyayna waxa uu

Noqday Azaaniya oo Prof Gaandi loogu Caana Shubay Madaxwey isagoo aan

Dalkiba joogin dadkii deegaanka oo dhana ay ka soo horjeedaan kuwaasoo xataa

Markii u horeysay ay ka mid yihiin bahdiisa gaarka ah Hadaba iyadoo Maalmihii la

Soo dhaafay oo dhan ay iska soo daba dhacayeen diidmada ayaa waxaa shalay

Codkiisa ku daray Siyaasiga weyn ee ka soo jeeda Gobbolada Jubooyinka

Gaashaanle Sare Cabaas Maxamuud Caddow oo sheegay in Maamulka la baxay

Azaaniya iyo Maamul kasta oo aan ka imaanin dadka deegaanka  Hal Bacaad lagu lisay Yahay

Waxaa Xasuusin Mudan in Col: Cabaas uu Sanadkii hore Xili uu Gaandi Wasiirka Gaashaandhiga DKMG

Ka ahaa ka diiday hadalk noocan oo kale ahaa kaasoo uu prof. Gaandi ku sheegay in uu Ciidan u soo tababarayo goboladda Jubooyinka uuna maamul u sameyn doono

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: