• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Am: Mahiga Madaxweyne Shariif Uganda Ayaan Uga Daba Tagay Afar Saacadood oo Wadahal Ahna Waan Ku Guul Dareystay in Aan Ka Dhaadhiciyo Shirka Nairobi:


Mahiga_ShariifNairobi :Ergeyga Gaarka ah Ee Xoghayaha guud u qaabilsan

 

 

 

Soomaaliya Augustine Mahiga oo Habeenkii xalay ahaa shir jaraa’id ku

 

 

Qabtay magaalada Nairobi ayaa Sheegay in uu ku gul dareystay isku-

 

 

Dayo badan oo uu ku damacsanaa in uu shirka Nairobi kaga qeyb geliyo Madaxda Xukuumada KMG ka ah sida R/wasaare Farmaajo iyo Madaxweyne Shariif. Mahiga waxa uu sheegay in uu dhowr safar oo mudooyin badan qaatay ku tagay Magaalada Muqdisho isagoo Madaxweynha iyo R/wasaaraha la fariistay Saacado badan iskuna dayay in uu ka dhaadhiciyo

Balse ku dhamaaday guul daro ugu dambeyna Sabtigii la soo dhaafay ayuu sheegay in uu

Madaxweyne Shariif oo Magaalada Kampala Safar ku joogay ugu tagay uuna kulan

Afar Saacadood ah la qaatay kaasoo isna sidoo kale guul daro ku dhamaaday Mahiga

Ayaa ugu dambeyn sheegay in uu shirka Nairobi qabsoomi doono balse uu yahay Mid kala dhantaalan

Maadaama ay TFG ka maqan tahay dadka indha indheeya Siyaasada Soomaaliya ayaa

Qabashada shirkan ku tilmaamay mid ku qabsoomaya “ Cannaad ” iyo sidee loogu joojin karaa ama loo maqli karaa

Xukuumad Fadhisa dhowr KM oo isku wareeg ah balse uusan aheyn mid ay wax ka soo bixi karaan

Maadaama labadii qeybood ee la isa soo hor fariisin lahaaba midkoos ka maqan yahay

Shirka Cida is hor fariisan doonaatana ay tahay Galmudug iyo Puntland oo uusan khilaaf la xaliyaa u dhexeyn iyo Shariif Xasan iyo Faroole oo Bil soo wada jooga Addis-ababa oo shirka iyo qorshihiisa iskaga dhinac ahaa

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: