• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Maanta Dib ugu soo laabtay Wadanka Kadib Safaro uu Ku Soo Maray Dalalka Uganda Ruwanda iyo Burundi


shariif1Muqdisho: Madaxweynaha Dowladda KMG ka ah  Sh Shariif Sh Axmed iyo

 

Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay kadib

 

 

Markii ay Socod ku soo mareen Dalalka Uganda Burundi iyo

 

 

 

Ruwanda  iyagoona kulamo heer sare ah la soo qaatay madaxweynayaasha dalalkaas oo ay qaarkoodna ciidamo ka joogaan Somaliya sida Uganda iyo Burundi halka Ruwandana ay qorshaha ugu jirto in ay Ciidan u soo dirto Somaliya


Safarka Madaxweynaha ayaa lagu tilmaamay mid uu Taageero Siyaasadeed uga doonayay

wadamada ay Ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo iyaga hada leh Taladii ay Ethiopia

2007 – 2008 ku laheyd Siyaasad Soomaaliya waxaa kaloo la xasuusin mudan

Hadalkii uu Asbuuc ka hor warbaahinta siiyay Jananka u sareeya Ciidamda AMISOM 

Gen. Nathan Mugisha oo uu ku yiri waa in la taageeraa Xukuumada Cusub oo

Dabcan uu Madaxweynahana ku jiro Maadaama ay horumar Maamul Sameeyeen

Dhowrkii bilood ee la soo dhaafay isagoona yiri Cidii Xukuumadan maanta joogta

Carqaladeyso “waa cid Caqabad ku ah Ciidanka AMISOM ee Soomaaliya jooga mana ka yeeli doono”

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: