• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamulka Al-Shabaab Ee Gobolka Hiiraan oo Bilaabay Dayac Tirka Buundadii Liiq Liiqato oo Mudooyinkii Dambe Go,o neyd (+ Sawiro )


Liiq%206B/weyne:Buundada Liiq Liiqato oo Ah mid Ka mid ah labada Halbowle

 

 

Ee isku xira Magaalada Magaalada B/weyne iyo guud ahaan

 

 

 

Deegaanada u dhexeeya Buulo- Barde iyo B/weyne ayaa go,o neyd

 

 

 

Tan iyo  Bishii Shanaad ee Sanadkii la soo dhaafay Xiligaasoo ay la duntay Baabur Cusbo iyo Culeys ka tan badan waday oo dul marayay Buundada hadaba Kooxda Al-Shabaab oo iyaga gacanta ku haya gobolka ayaa


Diidanaa in ay cid iyaga ka baxsan howl ka qabato buundada waxaa la xasuustaa

Liiq%206

in bilowgii Sanadkan ay Madaxda Al-shabaab ku dhawaaqeen in ay dhameys

Tireen dhismihii buundada iyagoona u sameeyay Xaflad Furitaan taasoo ku

Dhamaatay in ay Buundada ku dunto isla Xafladii Furitaanka oo ay dadna ku wax

Liiq%205

Yeeloobaan intaas kadibna waxaa Muuqata in aan wali laga quusanin oo hada mar kale

Dib loo bilaabay Dayac tirka Buundada waxaana la ogeyn in ay dhinac kale Aqoon ka

Liiq%201

Soo korortay iyo in la fahmay meesha uu ka yimid qaladkii hore u dhacay ee sababay in ay

Buundada mark kale biyaha ku dhacdo  hadiibase ay Al-shabaab ku guuleystaan dib u howl gelinta

Liiq%208

Buundadan waxay noqoneysaa Mashruucii ugu fiicnaa ee ay Gobolka ka qabtaan intii ay gacanta ku hayeen

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: