• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka W. Ganacsiga iyo Warshadaha DKMG ka Ah Dr.Maxamuud ( Garweyne ) oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay Ayaa Ka Warbixiyay Shir Ka Dhacay Aljeeriya


garweyneMuqdisho: Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda KMG ka ah ee

 

Soomaaliya Dr.Max’uud Cabdi Ibraahim Garweyne oo maanta dib ugu soo laabtay

 

 

Dalka ayaa faah faahin ka bixiyey shir uu kaga soo qeyb galay wadanka Aljeriya

 

 

Shirkaasoo ay wasiirada dhigiisa ah kaga hadlayeen wax soo saarka beeraha iyo Sidii loo warshadeyn lahaa loona tayayn lahaa waxa la soo saaro Shirkan oo Soconayay mudo shan maalmood ah ayay ka soo qeyb galeen qubaro dhinaca Beeraha ah Wasiirada ganacsiga iyo warshadaha dalal badan


Dr.Garweyne ayaa sheegay in uu shirkaas kala soo laabtay guulo wax u tari

Doona Wasaarada uu Maamulo iyo beeraleyda wadanka Soomaaliya isagoona

Dhinaca kale kulamo kala gedisan la soo qaatay Wufuudii shirka ka qeyb gashay

oo Mas,uulliyiin dowladeed iyo Khubaro Shirka jootayba ah Wasiirka ayaa dadaalo

Xoogan waday tan iyo intii uu qabtay Xilka Wasaaradan isagoona Asbuucyo ka hor

Soo bandhigay Qorshihii ay Wasaarada ku shaqeyn laheyd iyo Sharciyadii ka dhexeyn lahaa Shirkadaha iyo Dalalka Ajaanibta ah iyo Wadanka Soomaaliya   

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: