• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ku Dhowaad 250 Xildhibaan oo Maanta Villa Somalia Kulan Kula Qaatay R/wasaaraha Xukuumada KMG Ka Ah


baarMuqdisho : Kulan uu soo qaban Qaabiyay Wasiiru-dowlaha

 

 

 

Xiriirka Baarlamaanka iyo Xukuumada KMG ka ah

 

 

 

Maxamad Cabdi Xayir Maareeye oo ay ka soo qeyb

 

 

 

Galeen in ka badan 250 xildhibaanada Baarlamaanka KMG ka ah ayaa maanta ka Dhacay Xarunta Villa Somalia kulankan ayaa lagu sheegay in looga wada hadlay Marxalada taagan ee Siyaasad dowlada KMG ka ah marayso iyo sidii ay wada Shaqeyn u yeelan lahaayeen

Baarlamaanka iyo Xukuumada   R/wasaaraha ayaa Xubnaha Baarlamaanka in ay

ilaaliyaan horumarka ay xukuumada doonayso lagana feejignaado wax kastoo dib

u dhac ku keeni kara rajada shacabka kulankan ayaa u muuqda lagu

Majaxaabinayo gudoomiye Shariif Xasan iyo isbaheysigiisa oo ku howlan ridida Xukuumada Farmaajo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: