• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/ wasaare Farmaajo oo Maanta Kenya Ka Soo Laabtay iyo Madaxweyne Shariif oo isna Uganda u Duulay


shMuqdisho : R/wasaare Farmaajo oo labadii maalmood ee la soo dhaafay

 

 

Kulamo xasaasi ah Magaalada Nairobi kula  lahaa dhinacyo iyo wadamo kala

 

 

Duwan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo laabtay iyadoona uu

 

 

isla maanta  Madaxweyne Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ay u dhoofeen dalka Uganda Safaradan oo ay kuwo siyaasadeed ayay Xukuumada kula jirtaa Xubno Baarlamaanka ah iyo

Dowlado ay Ethiopia u horeyso oo isku dayaya in la badalo Xukuumadan Cusb oo ay aaminsan

yihiin in ay ku timid dariiq ka duwan qaabka ay Xukuumadihii hore oo ay ka mid ahaan jireen

Dan-jirayaal matala dano wadamo gaar ah  in kastoo ay Xukuumadan Cusub dadaalo

dhinacyo badan leh hadana lama oga sida ay uga badbaadi karto Seefta dul taala oo ah

Seefta "20 –August ee sanadkan oo hadii si kale looga adkaan waayo laga yaabo in la yiraahdo waxa dhan ha lawada dumiyo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: