• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Mudaaharaadyo Waa Weyn oo Looga Soo Horjeedo Shirka Nairobi Kenya Ayaa Maanta Muqdisho Ka Dhacay


mahiga_noMuqdisho:Mudaaharaadyo Waaweyn ayaa Maanta ka

 

Dhacay Magaalada Muqdisho Kuwaasoo looga soo horjeedo

 

 

Shirka Nairobi laguna Taageerayo Mowqifka Xukumada

 

 

Ee ah in aan laga qeyb galin Shirka dhici doona 12-13 ka bishan kaasoo uu Mahiga ku adkeystay in uu qaban doono Xataa hadii ay Dowlada ka soo qeyb gali weyso Maalmihii la soo dhaafay ayay Magaalooyinka Buuhoodle Balad-Xaawo Luuq iyo G/kacyo ka dhacayeen isu soo baxyo kuwan la mid ah


balse Mudaaharaadka Maanta ka dhacay Muqdisho ayaa ahaa kii ugu balaarnaa ee ay

Baryahan tiro intaas la eg iskugu soo baxaan iyadoo ay Mas,uuliyiin ka tirsan

mahiga_no

Dowada iyo Madax Ururada Bulshada ah hadalo ka jeediyeen Shirka Nairobi ayay

Dadka Soomaaliyeed badankood qabaan in uu yahay mid la doonayo in lagu bur buriyo

mahiga_noo

Xukumadan hada jirta oo la dareemay in ay waxoogaa ka badalan tahay kuwii soo maray kmg ka ah shantii sano ee la soo dhaafay

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: