• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

R/wasaare Farmaajo iyo Augustine Mahiga oo Meel Xun Kala Jooga iyo Mudaaharaadyo Shirka Nairobi Looga Soo Horjeedo oo Gobolada Somaliya Ka Bilowday


mahigaMuqidsho :kadib markii uu shalay R/wasaare Farmaajo hawada u

 

Mariyay  Augustine Mahiga Dhambaal Xanaf leh  kaasoo ku

 

 

Aadanaa in uu Mahiga Sadax Bilood gudahood ugu soo guuro

 

 

Magaalada Muqdisho ayuu isnamaanta dhinaciisa Mahiga Jawaab tii shalay la Mid ah soo celiyay isagoona hadaladii Farmaajo ka soo yeeray ee ahaa in Xafiisyada UN ka oo uu kan Mahigana ku jiro ay 90 Maalmood Muqdisho ku yimaadaan ku tilmaamay Laab la kac iyo Sida uu Farmaajo


balse aanay Xafiisyada UN ka u socon imaansho dag dag ah oo ay Muqdisho ku saldhigtaan

dhinaca kale gobolo ay ka mid yihiin Sool iyo Sanaag oo aad looga taageero R/wasaare

Farmaajo iyo qaar ka tirsan golihiisa wasiirada ayaa maanta laga bilaabay Mudaaharaadyo

Looga soo horjeedo Mahiga iyo Shirka u Nairobi ka qal qaalinayo iyadoona Magaalada

Muqdishana laga fillayo in ay kuwo la mid ah ka dhacaan maalmaha soo socda khilaafkan oo ah

Kii ugu kululaa ee  soo dhex mara Xukuumadaha KMG ka ah ee Soomaaliya ayaan la ogeyn

waxa uu ku dhamaan doono in kastoo uu khilaafka Hey,addaha iyo Dowladaha caadi ka yahay

Aduunka iyo waliba meelo ka tirsan Soomaaliya Sida Puntland Somaliland oo dhowr jeer

Hawada hadalo kulul isu mariyay walow ay leebalo hoose ahaayeen balse TFG waa markii u

Horeysay ee ay si buuxda gollaha Wasiirada iyo Madaxtooyada isku wada raacaan go,aan noocan oo kale marka laga soo tago Madaxweyne C/llahi yusuf oo ay si gaar ah mar kasta iskugu dhici jireen Xfiisyada Nairobi

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: