• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiye 30 Shirkadood oo Aan Dowlada Soomaaliya Ka Amar Qaadanin Ayaa Muqdisho Ku Sugan Waxay Qabtaana Lama Yaqaan


TarsanMuqdisho: Hadal u muuqda in uu Qeyb ka yahay khilaafka u

 

 

Dhexeeya Hey,addaha UN ka iyo TFG da ayuu maanta ka

 

 

 

Dhawaajiyay Gudoomiyaha  Gobolka Banaadir Maxamud Axmad

 

 

 

Nuur [Tarsan] oo maanta ka hadlay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho Tarsan ayaa sheegay in soddon shirkadood oo ajaanib ah oo aysan ka warqabin Xukuumada KMG ka ah waxa ay qabtaan ay joogaan gudaha magaalada Muqdisho,


isagoo ku eedeeyey shirkadahaasi in aysan ogoleyn in ay shaqaaleeyaan dadka

Soomaaliyeed Shirkadahan kama diiwaan gashna dowlada dhexe iyo Maamulka

Gobolka Midna waxay ku sugan yihiin Xarumaha Ciidanka AMISOM gaar ahaan

Xalane waxa ay qabtaan lama yaqaan cida keentay lama yaqaan Shaqaala

Soomaaliyeedna ma ogala ayuu yiri Tarsan oo uu Xanaaq ka muuqday Gudoomiye

 

Tarsan oo hadal digniin ah u jeedinayay Shirkadahaas ajaaniibta ah ayaa yiri

 

lagama yeeli doona inay dalka ku xukumaan dadkii uu dhashay isagoo sheegay in

 

Xitaa isagoo ah gudoomiyihii gobolka aanu amar siin Karin shirkadahaas taasna

 

Aan la aqbali karin .Hadalka Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku soo aadaya

 

Xili uu jiro khilaaf aan qarsooneyn oo u dhexeeya Hey,addaha hoos taga UN ka iyo

 

TFG da Muqdisho Tarsana waxaa lagu tiriyaa in uu ka mid yahay isbaheysiga Madaxweyne Shariif iyo R/wasaare Farmaajo

.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: