• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Magaalada Dhoobley oo ugu Dambeyn Gacanta Al-Shabaab Ka Baxday Kadib Dagaalo isdaba Joog Ahaa Maalmihii La Soo Dhaafay


DhobleyNairobi : Wararka ka imaanaya Xuduuda Kenya iyo Soomaaliya

 

ayaa sheegaya in Magaala Xadeedka Dhoobley oo ay maamlihii

 

 

u dambeeyay ka socdeen dagaalo isdaba joog ah oo lagu hoobtay

 

 

kuwaasoo dhex marayay kooxda Al-shabaab oo dhinac ah iyo Maleeshiyaad wajiyo badan ayay ugu dambeeyn wararka maanta soo baxaya xaqiijinayaan in magaaladaas ay gacanta Al-shabaab ka baxday Maanta ayna la wareegeen Maleeshiyaad iskugu jira Axmad Madoobe oo Raaskaambooni ah iyo Ciidamo la

sheegay in ay ka tirsan yihiin kuwi DKMG ka ah loogu tababarayay gudaha dalka

Kenya  inkastoo ay hore dad badan oo rayid ah wax ugu gaareen dagaalada

 

maalmihii la soo dhaafay ayay hadana Khasaaraha dagaalkii maanta dhacay ku

 

badneyd dhinacyadii dagaalamay walina lama soo warinin wax rayid ah oo ay wax

 

ku gaareen dirirtii maanta dhaawacyada Maleeshiyaadkii maanta qabsaday

 

magaalada ayaa la geeyay isbitaalo ku yaala gudaha dalka Kenya taasoo la macna

 

ah in ay Markan Kenya toos ugu soo biirtay Dagaalka Soomaaliya iyadoona Asbucii

 

hore ay Saraakiil Kenyan ah Xaqiijiyeen in ay Ciidankooda gudaha u galeen

 

Soomaaliya markii u horeysay Labaatan Sano oo ay Soomaaliya dagaalo Sokeeye ka socdeen 

.

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: