• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Fadhi Aan Caadi Aheyn oo Ay Maanta Gollaha Wasiirada Yeesheen Ayaa Avv. Caydiid ilka-Xanaf Loogu Magacaabay Gud, Maxkamada Sare


ilka-xanafMuqdisho. kulan  aan caadi ahayn oo Ay maanta Muqdisho ku yeesheen

 

 

Gollaha Wasiirada  Xukuumadda KMG Ka ah ee Soomaaliya ayay  isku

 

 

 

Raaceen in uu  Abuukaate Ceydiid C/laahi ( ilkaxanaf ) noqdo  

 

 

 

 

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somalia. AbuuKaate ilka xanaf ayaa Xillal Wasiirnimo hore uga soo qabtay Xukuumadihii Nuur Cade iyo Cali Geedi waana Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka


La taliyaha R/wasaaraha ee dhiinaca Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan ( C/raxman Yariisow )

 

oo fadhiga wasiirada ka dib warbaahinta la hadlayay ayaa Xaqiijiyay Magacaabida ilka-Xanaf

 

Maalin ko hor ayay aheyd markii wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Xilka Gudoomiyaha

 

Maxkamada Sare looga qaaday Dr. Xuseen Cabdi Cilmi  oo xilkaas maalmo kooban ku magacawnaa

 

Si kastaba Xilkan ayaa si buuxda u banaanaa tan iyo geeridii Dr.Max’uud Cumar Faarax “Indha-buur”

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: