• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Jaalliyada Beellaha Gugundhabe Ee Wadanka Switzerland oo Tacsi u Diraya Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday Xildhibaan.C/llaahi Macalim Faax


FaaxBern:Jaaliyadaha Beelaha Gugundhabe ee ku nool

 

 

 

Waddanka Switzerland waxay Tacsi tiiraanya leh u diraynaan

 

 

Dhamaan beel-weynta Gugundhabe meel kasta oo ay

 

 

 

Caalamka ka joogaan , gaar ahaan beesha Gaaljecel iyo Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Cabdullaahi Macalin  Max‘uud ( Faax) oo 28 ka bishii la soo dhaafay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee wadanka Kenya,


Sidoo kale  Odayaasha dhaqanka, Aqoonyahanada, Guddiga jaaliyadda Beelaha Gugundhabe ee ku dhaqan dalka Switzerland, waxay si gaar ah tacsi taas la mid ah ugu dirayaan C/raxmaan Macallin oo ay Walaale yihiin marxum Cabdullaahi macalin  Faax ,

Waxaa Tacsiyadan qoray Guddiga Jaaliyadda Beelaha Gugundhabe ee Waddanka Switzerland:-

1 – Axmed cabdulle Dheen

2 – Aadan Ibraahim Maxamed

3 – Axmed Xuseen Barow

4 – Dr. Axmed Dhicisow Daauud

5 – Maxamed Xasan Ceelqode

6 – Max’uud Max’ed Baandow

7 – C/raxmaan Max’ed X. Cali

buqaqable.net

One Response

  1. Asc wasalamaya mel kasto ejogan besha gugundhabe barashawanagsan magacega wa c.karin yuusuf xusen barow?branamijkan wa marki uguhoresay aan kaso qebgalo hadu ale rali kanoqdo waan kuxernaan doona in sha alaah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: