• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka KMG Ka Ah oo Ka Soo Hor jeestay Gudoomiye Shariif Xasan isagoona Ku Tilmaamay !!


DhimbilMUQDISHO: Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Dowlada KMG

 

 

Ah Axmed Dhimbil Rooble oo maanta Shir jaraa,id ku qabtay magaalada

 

 

Muqdisho ayaa ka soo hor jeestay hab Dhaqanka uu shariif xasan kula dhaqmo

 

 

 

Xubnaha baarlamaanka gaar ahaan gudoonka la shaqeeya isaga kuwaasoo uu sheegay in uu Shariif Xasan go,aanada kaligiis qaato isagoo aan wax talo ah la wadaagin dhinacyada ay wax kala dhexeeyaan gudoomiyaha ayaa ka cabanayay gudiyadii uu shalay Magacaabay


Gudoomiyaha Baarlamaanka kuwaasoo uu ku tilmaamay Sharci daro iyagoona lagu dhisay

Qaab ka soo horjeeda dhamaan Xeer hoosaadayada Baarlamaanka KMG ka ah Shariif xasan

waxa uu adeegsanayaa  Awoodo ka baxsan waxa loo wakiishay ayuu yiri Casoowe gudoomiye

ku xigeenka Waxaa uu sidoo kale sheegay in uu muddo ku dhow 10-bilood ka aamusnaa qaladaadka

lagu wado howlaha Baarlamaanka, isla markaana uusan hada wixii ka dambeeya  ka aamusnaan doonin

Shariif xasan oo beryahan waday qorshooyin dowlada lagu kala daadinayo ayaa u muqda mid ay isagana dhinaciisa Seefta ku bilaaban doonto

 .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: