• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xukuumada KMG Ka Ah oo Maanta Lagu Kordhiyay Xilalka 11 Wasiir Ku Xigeeno iyo Wasiiru-Dowlayaal Ah


wasiru-dowlayal_3Muqdisho: R/wasaaraha XKMG ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi

 

 

 

Maxamed Farmaajo ayaa maanta Magacaabay 11 xubnood oo isugu jira

 

 

 

Wasiir ku xigeeno iyo wasiiru-Dowlayaal kuwaasoo isla galabtaba

 

 

Xarunta Villa Somaliya lagu dhaariyay Munaasabadii dhaarta oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, R/wasaare Farmaajo iyo qaar ka tirsan Gollaha Wasiirada ayaa dhamaan lagu dhaariyay Xubnaha cusub kuwaasoo ay magacyadooda sidan ahaayeen


 

  1. Mudane C/casiis Xasan Maxamed “Laftagareen”, wasiiru-dowlaha wasaaradda Warfaafinta Boostaha iyo ISgaarsiinta.

  2. Mudane Maxamed Sheekh Jaamac Negeeye, Wasiiru-Dowlaha wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta.

  3. Mudane Feysal Cumar Guuleed  wasiiru-dowlaha wasaaradda Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska.

  4. Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiiru-Dowlaha wasaaradda Tamarta, Batroolka, Macdanta iyo Biyaha.

  5. Mudane Daa’uud C/kariim Xaaji Cumar, wasiiru-Dowlaha wasaaradda Shaqada, arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

  6. Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-Dowlaha xiriirka arrimaha Baarlamaanka.

  7. Mudane C/rashiid Maxamed “Xidig”, wasiir ku xigeenka wasaaradda Gaashaandhigga.

  8. Mudane Axmed Xuseen Xasan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

  9. Marwo Saciido Xasan Cusmaan, wasiir ku xigeenka wasaaradda Dastuurka, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta.

  10. Mudane Cali Sheekh C/llaahi Afgooye, wasiir ku xigeenkaWasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada, Dhallinyarada iyo Ciyaaraha.

  11. Mudane Saciid Maxamed Jimcaale, wasiir ku xigeenka wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare

    .

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: