• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweynaha Maamulka Hiran & Midland oo Maalmihii La Soo Dhaafay Muqdisho Shirar Ka Waday Ayaa La Kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka


dscn0195Madaxweynaha dowlad gobleedka Hiiraan & Midland Enj. C/Qaadir 

 

 

 

Aadan Jiraabeey oo socdaal howleed Ku jooga magaalada Muqdisho isla

 

 

 

Markaana maalmahaan kulamo kala Duwan ay wada yeelanayeen madax

 

 

 

Ka tirsan dowladda KMG  ah ayaa Muqdisho  kulan kula qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan. Madaxweynaha Dowlad Gobleedka Hiiraan & Midland Enj. C/Qaadir  Jiraabeey oo socdaal howleed ku jooga magaalada Muqdisho isla markaana maalmahaan kulamo kala duwan ay wada yeelanayeen madax ka tirsan

Dowladda KMG  ayaa Muqdisho  kulan kula qaatay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan.

dscn0199

Kulanka Gudoomiyaha iyo Madaxweynaha ayaa ku saabsanaa guud ahaan, iskaashiga Dowlad goboleedyada iyo

 

Dowladda dhexe, iyadoo si gaar ah loogu falan qeeyay, sidii loo taageeri lahaa shacabka reer Hiiraan, isla markaana

dscn0193

Looga xoreyn lahaa cadaadiska ay ku hayaan Kooxda Shabaab.Madaxweynaha ayaa sidoo kale hore kulan midkaan oo kale ah ula

dscn0195

Qaatay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmad oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo quseeyay dalka Soomaaliya, Gaarahan Hiiraan & Midland.

Source:www.Somaliswiss.info

 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: