• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dowlada DJibuti oo Ka Soo Horjeesatay Shirka La Filayo in uu Nairobi Ka Furmo iyadoo Ay Soomaali Badan Shirkaas Shaki Ka Qabto


DjibutiDjibuti : Dowlada DJibuti oo aheyd Wadankii ugu dambeeyay uguna

 

 

Horeeyay ee dowlad soomaaliyeed lagu Soo dhiso tan iyo burburkii Soomaaliya

 

 

 

Kana mid ah wadamada IGAD ayaa si cad Uga hortimid qorshaha uu ku doonayo

 

 

Ergayga gaarka ee Xoghayaha guud Augustine Mahiga in uu wadanka kenya ku qabto shir uu iskugu keenayo dhinacyo wata magacyada Maamul goboleedyo iyo Ahlusunna iyo dhinaca kale oo ay DKMG ka ah soo fariisanayso iyadoo waliba u kala qeybsan Madaxtooyada Xukuumada iyo Baarlamaanka


Shirkan ayay dowlada Djibuti ku sheegtay mid sii kala jebin doona dowlada iyo

 

dhinacyada iska ka soo qeyb gali doona Shirka maadaama ay hada dhisan tahay

 

dowlad ay qeyb ka yihiin dhamaan Maamulada iyo dhinacyada ka soo qeyb gali

 

doona shirkan marka mar labaad waji kale wax ku qeybsada la yiraahdana ay

 

suuro gal tahay in uu khilaafka hada la sheegayo sii weynaada Mahiga ayaa shalay

 

Muqdisho ugu keenay Casuumaada shirka Madaxweyne Shariif R/wasaare

 

Farmaajo iyo Gudoomiye Shariif Xasan hadiiba uu shirkan bilowdana waxay u

 

muuqataa wixii dhacay xiligii TNG ee Madaxweyne C/qaasim la yiri waxaa la

 

furayaa shir wada tashi ee wafdi soo dirso markii dambana ay Xubnihhii uu isaga

 

dirsaday ku milmeen Shir dowlad soomaaliya loogu dhisayo halkaasoo ay ku

 

burburtay Dowladiuu C/qaasim Madaxweynaha ka ahaa hadana waxaa la

 

aaminsan yahay in qorshahan ay Ethiopia ku doonayso in ay jilbaha ugu dhigto

 

Xukuumadan Cusub oo la ogsoon yahay in ay ilaa xad ka madax banaan tahay

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: