• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Augustine Mahiga Ergayga Gaarka Ah Ee Xoghayaha Guud oo Kulamo Gaar gaar Ah Muqdisho Kula Leh Shariifyada iyo Farmaajo


farmajo-mahigaMuqdisho: Ergayga gaarka ah ee Xog. Guud Ee Qaramada Midoobay u 

 

 

 

Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Augustine Mahiga  oo Maanta soo 

 

 

Gaaray Magaalada Muqdisho ayaa kulamo ay albaabada u xiran yihiin

 

 

la qaatay madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sh Shariif Sheekh Axmed, R/wasaaraha xukuumada KMG ah Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo iyo qaar ka tirsan gollaha wasiirada isagoona ug dambeyn kulan la qaatay Shariif xasanka Baarlamaanka


Inkastoo aanan wali loo faahfaahin waxyaabaha kulankaan looga hadlay saxaafada

ayaa hadana waxay wararka qaar sheegayaan in kulankan uu daba socda khilaafkii

waqtiga la kordhistay ee ay isku heysteen Baarlamaanka iyo gollaha wasiirada oo Madaxweynahana

Garab ka haysto dhinaca kalena warar ayaa sheegaya in uu Mahiga u yimid dalka Si uu

Shir Nairobi ka dhici doona Casuumaad ugu fidiyo Sadaxdan nin ee ugu sareysa DKG ka ah

Mahiga oo maalin ka hor la hadlay qaar ka mid ah Saxaafada  dibada Ayaa sheegay

Xili u ku signaa in ay Macquul tahay halka sano hadiiba kordhinta laga maarmi waayo arintaasoo u muuqatay in ay garab siinayso soo jeedintii gollaha wasiirada 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: