• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaar Ka Mid Ah Jaaliyadaha Gaaljecel ee ku nool wadamada Yurub oo Gurmad Gaarsiyey Dadka ku Dhibaateysan Deegaano Ka Tirsan Gob,Shabellada Dhexe +Sawiro


Gargaar 2Jowhar: Qaar ka mid ah Jaaliyadaha Gaaljecel ee ku nool

 

 

Wadamad Yurub ayaa deeq Gurmad ah gaarsiiyay deegaanada

 

 

 

Ay abaarta iyo oonka daran aad u Saameeyeen deeqdan oo

 

 

Gaaraysay ilaa lix kun iyo shan boqol oo doolar ayay jaaliyadaha dhowr wadan u marsiiyeen ganacsato iyo wax garad ku sugan deegaanda ay abaartan saameysay oo u badan gobolka Shabellada dhexe lacagtii deeqda aheyd oo si wanaagsan loo qorsheeyay ayaa Biyo iyo Raashiino kala duwan


Loogu iibiyay dadka deegaanadan hoos ku qoran ugu liita sida waayeelka indhoolayaasha

Gargaar 1

ama cuuryaamiinta iyo dadka ay yar yihiin waxa soo gala  deegaanada la gaarsiiyayna

gurmad 6

waxaa ka mid ahaa Garas-dheere, Jariirrow, Maceey-tuurey, Carmooley, Jameeca-Mukhaar,

Madax-geesi, Jameeca-Jiliyaale, Calow-baaley, Mooro gubad, Dag-wariiri, Muumin Weyne, Geed-cadloow

iyo Tuulada Lafagare, Mudane C/qaadir Daa’ud Muudey oo ka mid ahaa raggii ay Jaaliyaddaha

Dibadda u wakiisheen gaarsiinta deeqdan ayaa ka mahad celiyay gurmadka, isagoona

Sheegay in uu yimid xilli loo baahnaa dhinaca kalena Jaaliyadaha ayaa u mahadceliyay

Gargaar 2

Dadkii xoogooda ku taageeray in ay ka shaqeeyaan gaarsiinta gargaarkan Qoysaska kaalmada loo qeybiyay ayaa soo dhoweeyay tallaabada Jaaliyadaha dibada ee walaalahooda Gaaljecel u fidiyeen

gurmad 4Gargaar 5Gargaar 4gurmad 5Gargaar 3

buqaqable.net

One Response

  1. Asc dhammaan odayasha jaaljecel iyo dhamaan jaliyada kunool dibada anigo waxaan ahay nin galjecel ah kuna nool s.afrika wana kumahadsantahin ragi barnamijkan so agasimay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: