Muqdisho : Fadhi aan caadi aheyn oo ay maanta gollaha wasiirada ku
Yeesheen Xaruntooda Muqdisho ayay Gollaha wasiirada isku
raaceen buuxinta Jagooyinka Taliyayaasha Ciidamada Xooga dalka
iyo Booliska, oo maalmihii la soo dhaafay banaanaa kadib markii wareegto madaxweyne xilalkii looga qaaday dhamaan Jananada Ciidanka Qalabka Sida iyo Sirdoonka marka laga reebo Admiralka Ciidamda Badda Gollaha wasiirada ayaa isku raacay Labada Janan ee kala ah
Gen: C/qaadir Sheekh Cali Diini Taliyaha Ciidamada Xoogga iyo Gen: Shariif Shiikhunaa Maye oo isna loommagacaabay Taliyaha Boliska Soomaaliyeed
Filed under: Buqaqable |
Leave a Reply