• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Jaalliyada Beesha G/jecel Ee Wadanka Switzerland oo Tacsi u Diraysa Dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii uu Ka Geeriyooday Xidhibaan C/llaahi Macalin Faax


4137Dhamaan Jaalliyadda Beesha G/jecel Ee ku nool wadanka

 

 

 

 

Switzerland Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan

 

 

 

 

Dhamaan Jaaliyadaha Beesha G/jecel  Ee Ku Nool Daafaha

 

 

 

Dunida  iyo gaar ahaan Qoyskii Qaraabadii  iyo  Ehelkii uu Ka Geeriyooday  Xildhibaan C/llaahi Macalin Faax  oo Maanta ku geeriyooday Magaala Madaxda wadanka Kenya Ee Nairobi

Waxaa Tacsiyadan Diraya iyagoo Ku Hadlaya Magaca Dhamaan Jaaliyadda Beesha G/jecel Ee Ku Dhaqan Wadanka Switzerland odayaasha Kala Ah

  • Maxamuud Maxamad Baandow

  • Aadan Ibraahim  (Garsuus)

  • Sh Axmad Maxamad Aadan

  • Yusuf Cumar Xareed  (Dopio)

  • C/raxman Maxamad Xaaji Cali

  • C/raxmaan Maxamad (Karakuus)

  • Dr.Axmad Dhicisow Daa,uud

  • Dr.C/qaadir ibraahim Raage

     

  • Inaan-li-laahi wa-inaa Ileyhi raajicuun

  • Anakana Hadaan Nahay Bahda Buqaqable.net waxaan Tacsi taas la mid ah u direynaa dhamaan Jaalliyadaha Beesha G/jecel ee Caalamka Daafihiisa ku kala nool iyo ehelkii gaarka ahaa ee Marxuum Cabdullaahi Macalin ( Faax ) inagoona idiin soo gudbin doona Taariikh Nololeedkii allaha u Naxariistee Xildhibaan C/llaahi Macalin Faax oo Mudo dheer Siyaasada Soomaaliya Ku Soo Jiray

     

  • buqaqable.net

  • One Response

    1. Waxan tacsi u dirayaa hadan nahay dadka reer buq aqable geeridii ku timid Cabdulahi Macalin faax

    Leave a Reply

    Fill in your details below or click an icon to log in:

    WordPress.com Logo

    You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

    Twitter picture

    You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

    Facebook photo

    You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

    Google+ photo

    You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

    Connecting to %s

    %d bloggers like this: