• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Taliska Ciidamda AMISOM oo Sheegay in Todobaadyada Soo Socda Ay Muqdisho Keeni Doonaan Afar Kun oo Askari 4,000 oo Dheeri ah


AMISOMNairobi : Warsaxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamda AMISOM 

 

 

 

Ayaa lagu sheegay in asbuucyada soo Socda ay wadamada Uganda &

 

 

Burundi soo dhameystiri doonaan laba iyo tobankii kun ee askari ee 

 

 

 

Ay Gollaha amaanka ansixiyeen in la geeyo soomaaliya Burundi iyo uganda oo ay hada ka joogaan Soomaaliya Ciidamo gaaraya Sagaal kun oo askari ayaa ah labada wadan ee kaliya ee mar kasta diyaarka u ahaa in ay buuxiyaan tiro kasta oo Ciidamda AMISOM dalbadaan


kadib markii ay ka gaabiyeen dhamaan wadamadii hore u balan qaaday in ay

ka qeyb qaadan doonaan Asbuuc ka hor ayay aheyd markii ay wasiirada

Gaashaandhiga Midowga Afrika shir ay ku yeesheen Magaalada Addis ababa ku Shaaciyeen in

Aronda Nyairima, CDF visits parliamen, 23rd March 2011

Wadamada Guenia Djibuti iyo Sierra Leone ay soo diri doonaan ciidamo ka qeyb gala

Howl galada AMISOM ee Soomaaliya balse arintan cusub ayaa timid kadib markii ay

Wadanka yimideen taliyayaasha Ciidamada Uganda iyo Burundi kuwaasoo Magaalada

Muqdisho kulamo kula qaatay Madaxda DKMG ka ah Madaxda ururada Bulshada iyo

odayaasha dhaqanka taliska AMISOM ayaa sheegay in hada tirada ka dhiman 12,000 kii kun

Ee la ansixiyay ay tahay 3.000 oo kaliya kuwaasoo ay uganda keeni donaan laba ka Mid ah

Halka ay Burundi na keeni doonto kun Askari maadaama ay bishii hore Burundi keentay

Kun dheeri ah balse dad badan ayaa qaba in aanay tirada 12.000 kun ah wax tari doonin

Hadii aanay wax iska badalin dhinaca Siyaasada oo loo aanaynayo guuldarada Ciidanka

Soomaalida iyo kuwa afrikaanka ahba maadaama ay dowlada KMG ka ah hada haysato

Ciidamo ka badan Labaatan kun oo askari marka Soomaali iyo AMISOM la isku daro

kuwaasoo la aaminsan yahay hadii aanay jirin Maamul iyo Siyaasad xumo in ay Muqdisho qaban karaan dhib la,aan

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: