• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxamad Dheere oo Ku Dhowaad Mudo Laba Bilood Ah Kadib Maanta Xabsiga Laga Sii Daayay


maxamed-dheere-Muqdisho : Maxamad Cumar Xabeeb Maxamad dheere ) oo ku dhawaad

 

 

 

Mudo laba bilood ah u xirnaa dowlada KMGka ah ayay maanta Maxkamada

 

 

 

Gobolka Banaadir sii daysay kadib Markii ay sheegeen in lagu waayay

 

 

Dambigii loo haystay ee ahaa gumaadkii Ex Fiyoore 15-kii February loogu geystay Dad Maamulka gobolka Banaadir iskugu keenay in ay Feesteeyaan Gudoomiyaha Maxkamada gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur oo ka hadlay


siideynta Maxamed Dheere ayaa sheegay in dhageysiyo dacwadeed kadib ay ku waayeen

Dambiyadii lagu soo eedeeyay Maxmad dheere goobta lagu sii daayay maxamad Dheere

Ayay joogeen taageerayaalka maxamad dheere oo fara badan iyo Saraakiil dowlada ah

in kastoo ay maxkamada sheegtay in maxamad dheere lagu waayay dabigii loo heystay

Maxamad dheere sidaasna lagu sii daayay hadana waxaa jira warar sheegay in arinta

Mar hore si hoose loo dhameeyay oo uu wadahadal ku soo baxay wuxuu ahaa Maxamad dheere

Hogaamiye kooxeedkii u horeeyay ee ay Dowlada Sh Shariif Xabsiga dhigto taasoo ay dad badan aragtiyo kala duwan ka qaateen dheere1_

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: