• RSS Somali VOA

    • Dhageyso Mukhtaar Rooboow iyo Isbadalka Xaalkiisa June 24, 2017
      Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba si gaar ah u joogay gobolka Bakool.
    • Howlgalka Mareykanka ee Somalia oo u Guuraya Muqdisho June 23, 2017
      Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Stephen Schwartz ayaa sheegay in Mareykanka uu mar kale howl-gal diblomaasiyeed oo rasmi ah ku yeelan doono Soomaaliya, marka ay Muqdisho ka furtaan xafiisyo dhammaadka sanadkan.
    • Milkiilaha Facebook oo la Kulmay Soomaalida Minneapolis June 23, 2017
      Milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg ayaa xalay casho afur ah magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota kula yeeshay qaar ka mid ah Soomaalida halkaas ku nool, sida uu ku sheegay farriin uu soo dhigay bartiisa Facebook.
    • Al-Shabaab oo Weerartay Banki ku Yaalla Kenya June 23, 2017
      Maleeshiyo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin al-Shabaab ayaa weerar ay ku qaadeen banki ku yaalla magaalada Mandera ee Waqooyi-Bari Kenya, waxay ku dileen saddex qof oo laba ay rayid yihiin halka qofka kalena uu ahaa mid ka mid ah ciidamada amniga.
    • Faaqidaadda: Ammaanka Magaalada Muqdisho June 23, 2017
      Ciidamada dowladda Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ka wada howlgal xasilin iyo hubka dhigis ah, ayaa dhinaca kale ku guuleysan la’ inay joojiyaan weerarrada qaraxyada ka dhacaya magaalada Muqdisho ee ururka al-Shabaab uu geysanayo. 10-kii cisho ee la soo dhaafay, saddex qarax oo magaalada ka dhacay waxaa ku dhintay ku dhawaad 50 qof oo rayid u badan. Tan iy […]
    • Xulufada Sacuudiga oo Dalabyo Adag u Gudbiyey Qatar June 23, 2017
      Saudi Arabia iyo dalalka kale ee gacanka ee Qatar xiriirka ugu jaray tuhunada ku saabsan inay taageerto argagixisada, ayaa soo bandhigay liis ay ku qoran yihiin dalabyo ay doonayaan in la fuliyo.
    • Qarax ka Dhacay Pakistan oo lagu Dilay 9 qof June 23, 2017
      Qarax baabuur oo aad u xooggan oo ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Pakistan ayaa dilay ugu yaraan sagala qof, islamarkaana dhaawacay 20 qof oo kale.
    • 9 Qof oo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Muqdisho June 22, 2017
      Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku geeriyootay,19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay Saldhigga booliska degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • 29 Qof oo ku Dhimatay Qarax ka Dhacay Afghanistan June 22, 2017
      Qarax baabuur oo aad u weyn oo ka dhacay gobolka ku yaalla koonfurta dalka Afghanistan ee Helmand, ayaa dilay ugu yaraan 29 qof, islamarkaana dhaawacay in ka badan 60 kale.
    • Daacish oo Burburisay Masjidkii Caanka ahaa ee Mosul June 22, 2017
      Masjidkii caanka ahaa ee al-Nuri iyo minaaraddiisii dhinaca u janjeertay ee al-Hadba ee magaalada Mosul, ayaan hadda kadib jiri doonin, kadib markii ay burburisay kooxda Daacish.
    • Maxkamad Diiday Heshiiska Badda ee Masar iyo Sacuudiga June 22, 2017
      Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar.
    • Diyaarado Duqeyn ka Geystay Somaliland June 21, 2017
      Diyaarado aan la aqoonsan dalka laga leeyahay oo kuwa dagaalka ah ayaa rasaas ku riday deegaanno ka tirsan Somaliland.
    • Muqdisho: Dad Dhaawac ah oo loo Qaaday Sacuudiga June 21, 2017
      14 ka mid ah oo u badan dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ugu dambeeyay ee Muqdisho ka dhacay ayaa maanta loo qaaday dalka boqortooyada Sacuudiga.
    • QM: Macluushii Soomaaliya waa laga Baaqsaday June 21, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay in macluushii laga baqayay inay ka dhacdo Soomaaliya in laga baaqsaday.
    • Boqor Salman oo Wiilkiisa ka Dhigay Dhaxal-suge June 21, 2017
      Boqorka Sacuudiga, Salman ayaa wiilkiisa 31 jirka ah ee Mohammed bin Salman u dallacsiiyey dhaxal-sugaha boqortooyada, isaga oo ka dhigay ninka ugu horreeya liiska qofka xiga ee noqonaya boqorka.
    • Galmudug iyo Puntland oo Heshiisyo Kala Saxiixday June 21, 2017
      Kulamo looga xaajoonayo xaalka gobalka Mudug oo u dhaxeeyey mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug, ayaa laga soo saaray qodobo horudhac u ah xasilinta Gaalkacyo iyo deegaano ka mid ah miyiga Mudug oo mudooyinkaan ay ka dhacayeen dilal iyo kala dhac xoolo. Inkastoo wadahadalka labada dhinac aysan jirin cid garwadeen ka ahayd, haddana waxaa wada xa […]
    • Baydhaba: Eedeysanayaal Xukun Lagu Riday June 21, 2017
      Maxkamada Darajadda Kowaad ee Ciidamada Somalia ayaa maanta xukunno ku riday saddex eedeysane oo loo heystay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabaab, islamarkaana ay dileen wadaad caan ka ahaa Magaalada Baydhabo xili uu ku tukanaayey Salaad Taraawiixda masjid ku yaala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay. Wariyeheenna Mukhtaat Maxamed Catoosh ayaa warbi […]
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 376 June 21, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 376-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.      
    • Soomaalida Dagan Qahira oo Isu-diyaarisay Ciidda June 21, 2017
      Soomaalida dagan magaalada Qahira iyo Muslimiinta kale ee ku nool Masar, ayaa ku jira maalmihi ugu danbeeyey ee diyaar-garoowga Ciidul-Fitriga.
    • Xal Laga Dhex Raadinayo Jabuuti iyo Eritrea June 20, 2017
      QM iyo ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya inay dajiyaan xiisadda iyo muranka dhinaca xadka ah ee u dhaxeeya dalalka Djibouti iyo Eritrea.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shaki iyo Wal Wal La Soo Darsay Xildhibaanada Baarlamanka KMG Kadib Markii Ay Soo Baxeen Warar Sheegaya in Billaha Soo Socda laga Takhalusi doono


xildhibaan_thumbMuqdisho .Qaar ka tirsan Xildhibaanadii u ol oleynayay  

 

 

 

Waqti kororsiga Sadaxda Sano ah ayaa  shirar lagu doonayo 

 

 

 

in lagu Sharciyeeyo rabitaankii  Gudoomiye Shariif  Xasan Sh 

 

 

 

iyo Awoodo Shisheeye oo Saaxibadiis  Ah ayaa ka socda Magaalada Muqdisho Shalay ayay Aheyd markii ay Xildhibaano Dhowr ah oo ka socday gudiyada Baarlamaanka shir ku qabteen Magaalada Muqdisho kuwaasoo eedeyn xoogan u jeediyay Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha  Qaramada Midoobay

 

Augustine Mahiga oo ay Sheegeen in uu diyaariyay qorshe lagu soo xulayo Xubno Baarlamaan oo

 

Badala 550 ka hada jira qorshahan ayaa la sheegayaa in lagu faaqidi doono shir Ka dhacaya

 

Magaalada Nairobi bisha soo socota kaasoo ay Ergooyinkiisa ka mid yihiin Maamulada

 

Somaliland Puntland DKMG ka ah Ahlusunna iyo Aqoonyahano qurba joog Soomaaliyeed  ah

 

Shirkan ayaa la filyaa in lagu soo magacaabo Xildhibaano Baarlamaan oo ka tira Yar kuwa

 

Hada jira walow aan la ogeyn in Baarlamaanka hada jira laga soo dhex xuli doono iyo hadii ay

 

kuligood noqon doonaan kuwo cusub balse waxaa muuqata in qeybaha aan kor ku soo

 

Sheegnay oo dhan ay keensan doonaan Xildhibaano matala waxaana la leeyahay Xildhibaanada

 

Ama gudiga ka soo bixi doona shirka Nairobi ayaa noqon doona kuwo ka saara Wadanka

 

Xiliga kala guurka ah halka Shariif xasan iyo Asxaabtiisana ay qorsheynayaan in ay ku dhawaaqaan

 

in Madaxweyne Shariif iyo Xukuumada KMG ah ay la kala diro Baarlamaankana uu noqdo

 

kan kaliya ee ku soo hara Saaxada si uu isaga markaas u noqdo Mudo bil ah kan Wadanka

 

Hogaamiya soona doorta Madaxweyne la dhameysta Sadaxda Sano ee ay Dhowaantan

 

korosadeen lama oga wali cida guulaysan doonta walow ay Shariif Xasan iyo Asxaabtiisa

 

Dabada ka riixayaan dhinacyo ay Ethiopia ugu horeyso halka ay Madaxweyne Shariif iyo

 

Farmaajana garab ka haystaan labad wadan ee ay Ciidamadooda dhulka joogaan + UN ka waxayse wax walba kala cadaan doonaan wax ka yar Sodonka  maalmood  ee soo socda 

 buqaqable.net

3 Responses

  1. That’s some forthcoming writing!!

  2. At least some bloggers can still write. Thank you for this writing…

  3. That was a frankly joy of a writing..

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: