• RSS Somali VOA

    • Trump oo Ballaariyay Amarki uu Mareykanka Uga Mamnuucay Dalal ay Soomaaliya Ku Jirto September 25, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ballaariyay amarki uu dalkiisa uga mamnuucay in ay soo galaan muwaadiniinta qaar ka mid ah dalalka Islaamka, isaga oo hadda ka dhigay sideed wadan.
    • AC Milan oo Mar Kale Khasaartay September 24, 2017
      Kooxda sanadkaan kharashka badan la geliyay ee AC Milan ayaa jab kala soo laabatay magaala xeebeedka Genoa kadib marki ay 2-0 ku lumisay kooxda Sampdoria oo ay marti u aheyd, ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Talyaaniga.
    • Imisa Ayuu Neymar Saacaddiiba Qaataa September 24, 2017
      Website-ka kashifa wararka qarsoon ee dhinaca ciyaaraha kubadda cakta ee Football Leaks ayaa ku warramay in xidiga ugu qaalisan kubadda cakta aduunka xilligaan ee Neymar uu ka mushaar yar yahay Carlos Tevez.
    • Ozil oo Ku Wajahan Manchester United  September 24, 2017
      Sida ay qoreen qaar ka mid ah wargeysyada dhinaca ciyaaraha ee dalka Ingiriisja, laacibka kooxda Arsenal iyo xulka Jarmalka Mesut Ozil ayaa lagu wadaa inuu isaga tago kooxdani ka dhisan London marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.
    • Sarkaal Ciidan Oo Muqdisho Lagu Dilay September 24, 2017
      Warar goor dhowayd naga soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa sheegay in sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka lagu dilay degmada Waaberi.
    • Hargeysa: Dab ay ku Dhinteen 4 Caruur ah September 24, 2017
      Afar caruur ah ayaa geeriyooday, hooyadoodna waxa soo gaadhay dhaawac, ka dib markii gurigii ay degganaayeen oo magaalada Hargeysa ku yaalla uu dab qabsaday. Dhibaatadan ayaa la sheegay inay timi ka dib markii uu gubashada gurigooda sababay shoodh ka dhashay korontada guriga ku jirta.
    • Muqdisho: Dhismayaasha Cusub September 24, 2017
      In kasta oo magaalada Muqdisho ay la kulanto qaraxyo iyo weeraro ka yimaadda kooxaha dawladda ka soo horjeeda, haddana waxaa jira horumar dhinaca dhismayaasha iyo nolosha ah oo magaalada ka socda.
    • Dhulgariir ka Dhacay Kuuriyada Woqooyi September 24, 2017
      Dhulgariir kooban ayaa ka dhacay dalka Kuuriyada Woqooyi, meel u dhow goob lagu tijaabiyo hubka Nukliyeerka, waxaana loo malaynayaa in arrintani ay tahay mid si dabiici ah isaga dhacday ee aanay la xidhiidhin tijaabo dhinaca hubka Nukliyeerka ah, sida ay sheegeen dalalka la deriska ah.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha September 24, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah afar hablood oo ka kala tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Somalia, waxayna ka jawaabayaan su'aalaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA
    • Diyaaraha Maraykanka oo Dulmaray meel Dhow K. Waqooyi September 24, 2017
      Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanka ayaa u dhawaaday oo dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi.
    • Falanqeyn: Nuxurka Khudbaddii Kheyre September 23, 2017
      Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa shalay khudbad ku dhawaad 18 daqiiqo socotay ka jeediyay Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay.
    • Hub Lagu Qabtay Puntland September 23, 2017
      Ciidamada Badda Puntland ayaa saaka waabarigii meel magaalada Boosaaso u jirta 9 Km oo lagu magacaabo Mareero ka soo qabtay saxiimad yar oo uu ku raran yahay hub kala duwan.
    • Somaliland: Dumarka iyo Kaalinta Siyaasadda September 23, 2017
      Haweenka Somaliland ayaa inta badan ku dooda in ay golayaasha siyaasadda ay ka Maqan yihiin, iyadoo 164-ka mudane ee Baarlamaanka ay gabadh kali ahi ku jirto.
    • Dadka Naafada ah oo ku Kulmay Ethiopia September 23, 2017
      Waxaa shalay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gaba gabeeyay kulan ay 10-kii sanaba mar isugu yimaadaan naafada dalalka ku jira Midowga Africa.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha September 23, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Adam (Cuud)
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka September 23, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee maanta waxaa ku jira qoddobo ay ka mid yihiin isku dhacyadii dhawaan ka dhacay maamulka goboleedyada Soomaalida iyo Oromada ee Ethiopia, iyo waliba doorashada Kenya ee uu dib-u-dhacu ku yimid.
    • Shiinaha oo Xaddidaya Batroolkii uu u Dhoofin Jirey K.Waqooyi September 23, 2017
      Shiinaha, ayaa sheegtay Sabtida maanta inay xaddidi doonto batroolka ay u dhoofiso Kuuriyada Waqooyi, si ay ugu hoggaansanto cuna qabateyntii golaha ammaanka ee QM ay ku soo rogeen Kuuriyada Waqooyi.
    • Ra'isulwasaare Kheyrre oo Ka Khudbeeyay Shirka Golaha Guud ee QM September 23, 2017
      Ra'isulwasaaraha Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka jeediyay xarunta Qaramada Midoobay ee Magaalada New York khudbad dheer oo uu kaga hadlay xaalada Soomaaliya.
    • Fatahaado Ka Bilowday Peurto Rico September 23, 2017
      Saraakiisha maamulka Puerto Rico ayaa ka bilaabay qeybta galbeed ee jaziirada daad gureyn ay dadka uga daadgureynayaan basas, kadib marki ay khubarada saadaasha hawada ka digeen halis kasoo socota biya xireen weyn oo bilaabay fatahaad.
    • Bayern Munich oo Badinwayday  September 22, 2017
      Kooxda ugu guulaha badan horyaalka Jarmalka ee Bundesliga Bayern Munich ayaa iyada oo gurigeeda ku ciyaaraysay ka badin wayday naadiga Wolfsburg oo ay ku kala baxeen bareejo 2-2 ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 47 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Al- Shabaab Ayaa Dadka Degmada Marka Ka Mamnuucday isticmaalka iyo Ka Ganacsiga Tubaakada iyo Sigaarka


Dibida_gaadiidMarka: Kooxda Al Shabaab ayaa Maanta dadka magaalada  

 

 

 

Marka ku soo rogtay amar lagu mamnuucayo isticmaalka iyo  

 

 

 

Ka Ganacsiga Tubaakada iyo Sigaarka Amarkan Ayaa ka soo baxay 

 

 

Gudoomiyaha Gobolka Shabellada Hoose ee kooxda al-shabaab Ninka lagu magacaabo Sheekh Maxamed ( Abuu Cabdalla ) sida lagu war geliyay ganacsatada Magaalada Marka iyo tan gobolka oo maanta loo qeybiyay waraaqo ay ku qoran tahay wareegtada Waaliga wilyaada Shabellada hoose Sh Abuu-Cabdalla

ayaa lagu amray ganacsatada in Sigaarka iyo Tubaakada taala Magaalada lagu Xaraasho

 

Mudo Sodon maalmood gudahood ah iyadoona bishaas wixii ka dambeeya aan lagu

 

Arki karin gobolka qof iibinaya ama isticmaalaya Sigaar iyo Tubaako waxaa durba bilowday

 

Walwal iyo cabsi soo foodsaartay dadkii isticmaali jiray balwadahan iyo kuwii ka Ganacsan jiray

 

kuwaasoo aan ogeyn waxa ay yeeli doonaan marka ay dhamaato bishan la siiyay Ma ahan

 

Markii u horeysay ee ay kooxa diimeedyada isku dayaan in ay dadka umurahooda hoose

 

Soo fara geliyaan balse inta badan laguma guleysto waxaa la Xusustaa bilowgii

 

Sagaashamaadkii markii ay Ururkii Al-itixaad ka talinayeen Magaalada Luuq oo ay ka mamnuuceen

 

Sigaarka iyo Jaadka waxaa la Xasuustaa in 2006 dii uu Sh Xasan Turki  mudo Gaaban

 

Magaalada Kismaayo ka Mamnuucay Sigaarka iyo Jaadka  waxaa la Xasuustaa in Dhamaadkii isla

 

Sanadkaas ay Shabaabkii Maxkamadaha ka tirsanaa Jaadka ka Mamnuuceen Magaalada Muqdisho iyagoona gubay Jaad tiro badan kuwaasoo aan dhamaan lagu Najixin 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: