• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Saldhigga Al-shabaab Ee Ceellasha Biyaha oo Xalay Qaraxyo Lala Beegsaday


Qarax_Muqdisho: Saldhig ciidan oo ay Maleeshiyaadka Shabaab

 

 

Ku leeyihiin goobaha loo bara Kacay Ee Ceelasha biyaha ayaa 

 

 

 

Xalay Lala beegsaday Qaraxyo is Xig xigay kuwaasoo sababay 

 

 

Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray qaa r ka tirsan Maleeshiyada Shabaabka iyo ugu yaraan Laba qof oo rayid ah oo goobta ka agdhawaa sida ay ku soo warmayaan dadka Deegaanka Saldhigan oo ay ka dhaxleen kooxdii


Xisbul-islaam oo iyaga mudo gacanta ku hayay deegaanada loo qaxay ayaa ku yaala

Agagaarka Masjid lagu magacaabo Masjidka Sh Rufaaci oo ku yaala  deegaanada Ay dagan

Yihiin dadkii Muqdisho ka cararay  in kastoo aan wali la ogeyn cida ka dambeysa

Weeraradan oo loo adeegsaday Bambaanooyinka gacanta laga tuura ahaa ayaa

Hadana waxay noqoneysaa markii u horeysay ee daagaanada ay Shabaabka si

Toos ah uga taliyaan lagula beegsado weeraro noocan oo kale oo ay iyaga hore ugu caan ahaayeen

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: