• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Jananada ugu Sareeya Ciidamada Dalalka Ugandha iyo Burundi oo Safar Ku Jooga Muqdisho iyo Kulamo Ka Socda Magaalada


Taliyaha CMuqdisho : Waxaa shalay iyo Maanta ku sugan magaalada

 

Muqdisho Hogaamiyayaasha u Sareysa ciidamada qalabka

 

 

 

Sida ee labada dowladood Ugandha iyo Burundi oo iyaga ku baheysan 

 

 

Hawlgalka Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom loo yaqaan ka wadaan Soomaaliya Saraakisha Muqdisho timid oo kala ah Taliyaha guud ee ciidamada Militariga Ugaanda Gen. Aronota Nayakumi iyo dhigiisa


Taliyaha guud ee  Ciidamada Burundi  Afraayt Nayomber kuwaasoo tan iyo shalay Markii ay

 

wadanka yimideen wada kulamo ay la qaadanayaan qeybaha kala duwan ee Bulshada

 

Rayidka Muqdisho iyo Madaxda Dowlada Sida Madaxweynaha R/wasaaraha Saraakiisha

 

Ciidamada Soomaaliya iyo waliba Odayaal dhaqameedka Muqdisho Saraakiishan oo

 

Labadoodaba hore kali kali u yimid ayaan si buuxda loo ogeyn Sababta ay markan Wadajirka

 

Ugu yimideen iyo waliba la kulanka qeybahan kala duwan balse warar ay sheegeen

 

Qaar dadkii la kulmay ah ayaa lagu sheegay in uu jiro qorshe dagaal oo ay Ciidamada

 

Labadan dal ka sameyn doonaan Magaalada Muqdisho kaasoo ay doonayaan in ay Garab

 

uga helaan Shacabka iyo Hogaanada Rayidka ah odayaashii ay la kulmeen ayaa ka mid ahaa

 

Maxamad Xasan Xaad oo ah Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka beellaha Hawiye iyo

 

Imaam Maxamuud imaam Cumar Imaamka Beellaha Mudulood kuwaasoo la sheegay in ay

 

Kala hadleen Dareenka Bulshada Muqdisho ee ku aadan Ciidamada Midowga Afrika iyo

 

Waxa laga filayo iyagoona u muujiyay taageero howlgal kasta oo Xamar hal gacan lagu gelinayo

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: