• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Jiraabey iyo Wafdigiisa oo Maanta Xarunta Villa Baydhabo kulmay Madaxweyne Sh Shariif ( +Sawiro )


H-M 1Muqdisho:Madaxweyne Abduqaadir Aadan Abdi Jiraabey Madaxweynaha  

 

 

Maamul goboleedka Hiran & Midland Xildhibaano Barlamaanka KMG ka ah

 

 

oo ka Soo jeeda deegaanka Hiran & Midland iyo Mas,uuliyiin ka Tirsan

 

 

 

Maamulka Hiran & Midland ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha DKMG ka ah ee Soomaaliya Madaxweyne Sh Shariif . Kulanka ay la yeesheen Madaxweyne Shariif ayay mas,uuliyiinta H & M ku tilmaameen 

in uu ahaa mid aad u muhim ah ayna ka wada hadleen iyaga iyo madaxweynaha Arimo badan oo

H-M 1

Ku saabsan guud ahaan xaaladda Soomaaliya ee Amaan bulsho iyo Siyaasad iyagoona sheegay

H-M 2

in ay Madaxweynaha u soo bandhigeen qorshaha Maamulkooda ee ku aadan Deegaanada uu

 

Maamulkan matalo oo dhul balaaran ah kaasoo gaaraya gobolada Hiran iyo Shabellada Hoose iyo

H-M 4

Waliba qeybo ka mid ah Shabellada dhexe waxaa xasuusin mudan Madaxweyne Jiraabey iyo

H-M 3 

Maamulka H & M waa maamulkii u horeeyay ee la kulma Madaxweynaha Somaliya tan iyo

J-3

Markii lagu dhawaaqay maamulo badan oo gobolada koonfureed loogu Dhawaaqay mudooyinkii dambe 

J-1

buqaqable.net

3 Responses

  1. Aad ayuu u mudan yahay Inj.Cabdulqaadir Aadan Jiraabey in Sh.Shariif ku soo dhaweeyo magaala madaxda.Inj.Jiraabey waxa uu u bareeray qatar sidii uu waddanka ugu horseedi lahaa xurriyad, barwaaqo iyo bash-bash.Allaah haku guuleeyo himilada uu higsanaayo

  2. Wan idin slmy reer buqaqable.net

  3. Waxan ku leeyahay c/qaadir aadan jiraabeey Neef dhintay ayaad afuufeysaa dhow jeer ayad ku guul dareysateen in aad Hiran qabsataan marka iska daaya rajada aan dhamaadka laheyn waxna ka soo socon.
    By myn/

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: