• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ergayga Gaarka Ah Ee Somalia u Qaabilsan UN ka Augustine Mahiga oo Caawa Ku Hoyanaya Magaalada Hargeysa


AugustineHargeysa : Ergeyga gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan Siyaasada

 

Soomaaliya Augustine Mahiga iyo Wafdu uu hogaaminayo oo maanta

 

 

 

Socdaal ku yimid magaalada Hargeysa socodka Augustine Mahiga oo

 

 

Qaadan doono Laba maalmood ayaa la sheegayaa in looga hadli doono isbadalka Siyaasada  soomaaliya iyo isbadalka la filayo xiliga kala guurka dowladnimada Soomaaliya oo dhowr iyo toban sano ku soo jirtay Ku Meel gaar hadana la filayo in sanadkan dhexdiisa


Loo gudbo wax loo dhan yahay lSoomaaliya dhinaca waxaa jira warar sheegaya in Mahiga oo beri la kulmi doono

Madaxweyne Siilaanyo uu kala hadli doono Xaalada deegaanada u dhexeeya Somaliland iyo Punland oo

Ay dagaalo Siyaasad huwan ka socdeen bilihii la soo dhaafay Safarka Mahiga ee Hargeysa ayaa noqonaya

kii labaad ee uu ku tago magaalada Hargeysa tan iyo markii la soo doortay Madaxweyne Siilaanyo

Safarkan kii ka horeeyaya oo uu Mahiga hal habeen Seexday Magaalada Hargeysa ayaa ahaa sanadkii hore

November 10, 2010  iyadoona aan la shaacin wixii laga wada hadlay in kastoo wixii ka dambeeyay xiligaas

Maamulka Somaliland ay ogolaadeen in ay ka qeyb galaan Shirar ay goob joog ka ahaayeen Mas,uuliyiin ka socda koonfurta Soomaaliya taasoo aan hore u dhici jirin xiligii Riyaale 

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: