• RSS Somali VOA

    • An error has occurred; the feed is probably down. Try again later.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Taliska Ciidanka Dowlada oo Soo Bandhigay Meydad Ka Tirsanaa Maleeshiyaad Shabaab oo Dagaalkii Saaka Ku Dhintay


dhagabadanMuqdisho: kadib dagaalo xoogan oo saaka degmoyinka Hodan

 

 

 

iyo Boondheere ku dhex maray  Ciidanka dowlada oo

 

 

Kaashanaya kuwa AMISOM iyo Dhinaca kale oo Shabaab ah

 

 

 

Ayay dhinaca dowlada sheeganayaan guulo dhinaca dagaalka ah iyo goobo ay qabsadeen Abaanduulaha Ciidamada DKMG ah ee Soomaaliya C/kariin Yuusuf Aadan (Dhega badan) oo warbaahinta kula hadlay Isgoyska Dabka ayaa sheegay in dagaalkii saaka ay qaadeen

Meydad

Ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM ay guulo ka gaareen dagaalkii saaka ayna qabsadeen

 

goobo ay hore ugu sugnaayeen Shabaabka oo ku kala yaala degmooyinka .Hodon, H/wadaag iyo

 

Boondheere Goobta uu Gen. dhaga badan saxaafada kula hadlayay ayaa lagu soo Bandhigay

 

Meydka labo wiil oo dhalinyaro ah kuwaasoo ay saraakiisha Ciidamada Dawladdu sheegeen in ay ka tirsan yihiin

 

Meydadkii Shabaabka laga dilay Saaka lama oga inta ay la egyihiin guulaha ay Dowlada sheeganayso

 

Maadaama ay dhinaca shabaabkana inkireen guushaas Wariyayaalkana ay tagi Waayeen goobahaas lagu dagaalamay oo halis ah

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: