• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gen Indha-Cade iyo Gudoomiyaha Suuqa Bakaara Cali Dheere oo Hadalo Kulul Hawada isu Mariyay Maanta


Indha-CaddeMuqdisho: Indha – Cade iyo Cali Dheere ayaa  idaacaddaha

 

 

 

Muqdisho isu mariyay hadalo Kul kulul kadib markii uu

 

 

 

Maalmahan Cali dheere oo ah Gudoomiyaha Suuqa bakaara 

 

 

 

Ku eedeeyay xirnaanshaha wadooyinka soo gala Suuqa bakaara Ciidanka Dowlada iyo ku AMISOM iyadoo ay dhinaca AMISOM ku eedeeyeen in shabaabku u xiran yahay Suuqa hadaba indha-cade oo ay ciidankiisa ka dagaalamaan Aag ku soo aadan

Suuqa bakaaraha ayaa saaka idaacadaha Muqdisho ka sheegay in Cali dheere uu yahay

Xubin ka tirsan Al-shabaab waxa uu la cabanayana ay qeyb ka tahay dagaalka ay Al-Shabaab

Kula jiraan dowlada hadii ay ciidanka dowlada gacanta ku dhigaan suuqa Bakaarana uu

Cali dheere Xabsi iyo Xukun mudan doono wax yar kadib hadalka  Gen. indha-Cade ayuu isna

Cali dheere la hadlay Saxaafada isagoo ka jawaabaya hadlkii indha-cade isagoona Ku tilmaamay

Waa indha-cadee in uu yahay Afhayeenka AMISOM  maalmo ka hor ayuu C/rashiid Xidig oo ka tirsan

 

Gollaha wasiirada dowlada KMG ka ah ka dhawaajiyay in suuqa bakaara uu noqday Xero Millatry

 

Halkii uu ka ahaa suuq ganacsi hadalkaasoo ay isana dad kale u jawaabeen eeedeynta

 

indha cade ee ah in Cali dheere ka tirsanyahay Shabaab ayaa laga yaabaa in ay u soo jiiddo

 

Dhibaato maadaama uu Cali dheere yahay Ganacsade u kala goosha qeybaha ay dowlada ka taliso iyo dhinaca shabaabka joogaan uuna ka dhoofo Airporka Muqdisho

buqaqable.net

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: